Al-shabaab Oo Weerar Xooggan Ku Qaaday Saldhig Boolis Oo Bosaso Ku Yaala

Date:

9ab02d0109d4f857ba1fe7cc6037c862_LUgu yaraan Hal Askari oo Booliska Puntland ka mid ah ayaa ku dhintay weerar culus oo Koox Hubaysan oo ka tirsan Ururka Al-shabaab ku qaaday Saldhig ku yaala Magaalada Bosaso ee Maamulka Puntland.
Saldhiga la wareeray waxaa lagu magacaabaa Baalade, waxaanu ku yaala Halka laga soo galo magaalada ee dhanka koonfurta. Dagaal dhex maray Booliska iyo Al-shabaab oo socday Muddo saacad ku siman ayaa la isku adeegsaday hubka culus waxaana lagu gubay mid ka mid ah Gaadiidka Booliska.waxa markii dambe si nabad ah uga tagay meesha Kooxda Al-shabaab.

Waa markii labaad ee Al-shabaab weerar toos ah kusoo qaado saldhig boolis oo Bosaso ku yaal, weerarkii ugu horreeyey ayaa dhacay bishii November ee sanadkii 2013, markaasoo kooxo ka tirsan Shabaabku sidan oo kale usoo weerareen xabsiga weyn ee magaalada Bosaso ee Gaal-shire.

Arrintan ayaa Imanaysa iyadoo Dhawaan Maamulka Puntland ku xajiimaynayay Somaliland inay xidhiidh la leedahay Al-shabaab, hase ahaatee waxaa muuqata in Al-shabaab ku xooggan tahay gudaha Maamulka Puntland oo ku dooda inay dhibaato u gaysteen Al-shabaab

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...