BBC oo heshay maclumaad ku saabsan Weerarkii Baga

Date:

Bil kaddib markii uu dhacay weerarkii ay Boko Haram ku qaaday magaalada Baga ee waqooyi bari ee dalka Nigeria ayaa BBC-da waxa markii ugu horaysay u suurtagashay in ay la hadasho dadka degaanka oo isku dayey in ay iska dhiciyaan mitidiinta soo weeraray.

BBC-da ayaa waxay u sheegeen in ay isku dayeen in baangado kala hortagaan kooxda weerarka soo qaaday oo ahayd koox aad u hubayasnayd.

Weriye BBC-da ka tirsan ayaa sheegaya in ay adagtahay in la ogaado tirada dadka ku dhintay weerarkaasi balse waxa uu intaasi ku daray in gaarayso boqolaal oo aanay ahayn kumanaan.

Weriyaha ayaa waxa uu la kulmay dad u sheegay in weerarka uu ahaa mid socday mudo saacadaha, oo xitaa kooxda boko haram ay dadka ku layanaysay baabuurtooda

Waxay u sheegeen in dadka dhintay ay u badnaayeen dumar iyo caruur

Dad badan oo kale ayaa u talaabay dalalka deriska ah

Warbixintana ayaa ku soo beegmaysaa iyadoo isniintii qof dumar ah oo isu soo rakibay waxyaabaha qarxa ay ku dhishay magaalada Gombe saddex qof.

Weerarkaas ayaa waxa uu dhacay daqiiqado yar kaddib markii madaxweynaha dalkaas uu ka tagay goob uu khudbad ka jeediyey oo ku dhowayd goobta uu qaraxa ka dhacay.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...