Daawo:Wasiirka Caafimaadka Oo Xarumo Caafimaad Dhagax-dhigay Deegaano Ka Tirsan G.Sanaag

Wasiirka Caafimaad Jamhuuriyadda Somaliland DR. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) iyo Wefti uu Hugaaminayo ayaa Maanta Xarumo Caafimaad Dhagax-dhigay Deegaano Ka tirsan Gobolka Sanaag

Comments

comments