Xukuumada Maraykanku waxa ay sheegtay in wiil yar oo labo jir ah uu si kama ah xabbad ugu dhuftay una dilay hooyadii iyaga oo ka adeeganaya xarunta ganacsiga ee Wal-Mart.
Saraakiishu waxa ay sheegeen in ilmaha ama cunugaasi yar ay u suurtagashay in uu tuujiyo buskoolad ku jirtay boorsada hooyadii.
Arrintaasina waxa ay ka dhacday magaalada Hayden ee dalka Maraykanka.