Magac Xumada Iyo Musuqmaasuqa Madaxda SONYO U Soo Hoysay hoysay Dhalinyarada Somaliland qoray mohamed ismacil xuseen abyan.

ugu horeyn aan iswaydiino maxay tahay dallada sonyo? noocee ayay u dhisantahay? yey se u adeegtaa ama ay wax u qabataa? waxaa la odhan karayaa dallada sonyo waxay samaysaa oo ay dhacdaa hantida ugu wayn ee dhalinyarta somaliland ay leedahay,
waxay ku qadhaabsataa magaca dhalinyarada. maanta wayno ognahay dhibta iyo shaqo la,aanta ka taagan wadankeena, malays waydiiyay,maxay sonyo ka-dhalinyaro ahaan ay wadanka iyo dhalinyartaba ay usoo kordhisay? dhalinyartu ma la xisaabtamaan maadama ay ku cunayso magacooda dhalinyarta? su,aalahaasi oo dhami waa su,aalo u baahan in wax layska waydiiyo .iskusoo wada duubo wayno ogeen in xubno ka mid ah sonyo uu safar ugu baxeen wadanka maraykanka si looga caawiyo baahiyaha dhalinyaro ee somaliland ka jirta khaasatan ay la kulmeen madax ka tirsan aqalka cad { whith house} ee maraykanka.wax malaga waydiiyay safarkaa wixii uga soo qabsoomay iyo wixii dhalinyarta ay u qabteen. waxaani leenahay ka dhalinyaro ahaan aanu u sheegaynaa dallada ku bahawday dhalinyarta somaliland ee sonyo. haka dayso magaca dhalinyarta ee loo adeegsanyo sifo sharci darro ah oo lid ku ah dhamaan dhalinyarta somaliland oo dhalinyarta ha usoo bandhigto siyaasad cad oo loogu jihaynayo dhalinyarta daboolaysana dhamaan baahiya dhalinyaro.qoraa: mohamed ismacil xuseen abyan.
e.mail:m_qurux@hotmail.com
phone number: 063-4135200

Comments

comments