Tuesday, March 26, 2019
Home Tags Xaalada Abaaraha

Tag: Xaalada Abaaraha

Warbixin Caddeysay In 16000 Oo Qoys Ay Ku Barokaceen Gobolka Sanaag Muddo Shan Bilood Ah.

Warbixin ay soo saartay mid ka mid ah Hay’adaha ka Hawlgala dalka, ayaa caddaysay baaxada abaarta ba’an ee ku hawaarsatay gobollada bariga Somaliland, waxaanay...

Somaliland: Salaad Roob Doon Oo Laga Tukaday Somaliland Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qayb galay.

Madaxweynaha Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo ayaa qaar ka mida dadweynaha ku dhaqan magaalada Hargeysa maanta salaadii roob-doonta kula tukaday Hargeysa Stadium. Iyadoo maanta oo...

Somaliland: Guddoomiye Cirro Muxu Ka Yidhi Xaalada Abaaraha Iyo Mudo Kurdhinta

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, ahna Murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa waraysi uu ku siiyay London laanta afka-soomaaliga...

Somaliland: “Madaxweyne Waxaan Kugula Talin Lahaa Inaad Wareegto Ku Mamnuucdo Dhammaan Xafladaha Ay Asxaabtu Xilligan Qabanayaan” Cabdikariin Axmed Mooge

Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane abdikariin Axmed Mooge ayaa Warqad Furan u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo...

War Deg Deg Ah: Gudoomiye Ciro Oo Hada Ka Hadlay Mudaharaadka Berbera , Xeerka Baananka Ee Muranka Dhaliyey Iyo Ujeedka Socdaal Uu Ku Tagaayo Ingiriiska

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani isla markaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi waxaa uu goor dhaweyd isaga ka hadley mudaharaad saaka ka dhacay...

Somaliland: Qaramada Midoobay Oo Qaylo-dhaan Culus Ka Soo Saartay Abaarta, 38 Qof Oo Gaajo U Dhintay, Xaaladda Somaliland & Puntland Oo Laga Digay

Xaaladda Abaareed ee ka jirta Gobollada Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa sii adkaanaysa, waxaana Xaaladdu maraysaa in Gobollada Soomaaliya qaarkood Dadku si tarab-tarab ah ugu...

Somaliland: Daawo Muuse Biixi Oo Ka War Bixiyey Kulankii Ay Maanta Abwaaniinta La Yeesheen

Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye isla markaana ah musharaxa Madaxweyne ee xisbigaasi Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan ay maanta saddex xisbi qaran...

Somaliland: Daawo Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Ka Hadley Nuxurka Kulan Ay Maanta Xisbiyada Iyo Abwaaniinta Somaliland Yeesheen

Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani waxaa uu ku war bixiyey nuxurka uu daarnaa kulan ay maanta yeesheen...

Somaliland: Daawo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Abaarta.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ahna guddoomiyaha guddiga gurmadka abaaraha Somaliland ayaa ka hadlay xaalada abaarta ka jirta dalka

Somaliland: DAAWO Abwaannadii Waaweynaa Ee Somaliland Oo Fadhiga Ka Kacay, Kulan Ay Hargeysa Ku Yeesheen Iyo Nuxurka Shir Ay Maanta Warbaahinta U Qabteen

Dhawaaqa  Haldoorka Abwaannada Cabdi Aadan Xaad (Qays),  Xasan Xaaji Cabdillaahi (Xasan-Ganey), Abwaan Aadan Tarabi Jaamac, Abwaan Muuse Cali Faruur, Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdille (Shaacir)...

Latest Posts

MOST POPULAR