Wednesday, June 19, 2019
Home Tags Laascaanood

Tag: Laascaanood

Somaliland: Mujaahid Cali Gurey Oo Ka Hadlay Xaalada Laascaanood Balse Muxu Ka Yidhi

Somaliland: Mujaahid Cali Gurey Oo Ka Hadlay Xaalada Laascaanood Balse Muxu Ka Yidhi Mujaahid Cali Guray Oo Qoraal Kooban Kaga Hadlay Xaalada Magaalada Laacaanod aya...

Wargane Tv: Xafiisyadii iyo Dhalinyaradii ugu badnaa WADDANI ee Laascaanood oo KULMIYE noqday

Xafiisyadii iyo Dhalinyaradii ugu badnaa WADDANI ee Laascaanood oo KULMIYE noqday

Somaliland: Ciidamo Madaarka Laascaanood Kula Wareegay QAAD, Ganacsatadii Lahaa Diideen Inay Ku Cashuurtaan Shillinka Somaliland

Ciidammada Milletariga ee ku sugan Magaalada Laascaanood, ayaa Shalay la wareegay Qaadka Miirooga oo Diyaaradi si maalin leh uga soo waariddo Dalka Kenya. Ciidammada Milletariga...

Bulshada Gobalka Sool Oo Ka Qaylisay Lacag Suuqyada Ganacsiga Khalkhalgalisay

Muumulka iyo ganacsatada gobalka Sool ayaa ka arinsaday sidii meesha looga saari lahaa lacag cusub oo gobalka Sool ka soo gashay dhanka dalka Somaliya,...

Somaliland: Dablay Hubaysan Oo Xalay Fiidkii Laba Rag Ah Iyo Haweenay Ku Toogtay Badhtamaha Magaalada Laascaanood, Xog-warranka Badhasaabka & Wararkii U Dambeeyay

Ciidammada Ammaanka Oo Ku Daba Jira Dablaydan Oo Markii Ay Toogteen Saddexda Qof Baxsaday + Wararka dheeraadka ah ee Laga Helayo Toogashadan Laba Rag ah...

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo oo si aan loo kala hadhin Loogu soo dhaweeyay Magaaladda Laascaanood

Madaxweyne Silaanyo oo noqday Taariikhda Madaxweynihii u horeeyay ee laba jeer u hoyda Laascaanood. Socdaalkii Weftiga Madaxweynaha Ee Tabantaabo ayaa galay maalintii Afraad Oo Ay...

Somaliland: Koox Ka Goosatay Khaatumo Oo Gubay Qalab Dadka Lagu Diwaangelinayey Oo Ay Ka Qaateen Magaalada Laascaanood.

Koox uu hoggaaminayo Qab-qable ka goostay Kooxda Khaatumo oo dhawaan Magaalada Laascaanood ka qaatay Mid ka mid ah Qalabkii Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha iyo Askarigii goobtaasi...

Somaliland: Askar Ka Gadoodsan Feedhkii Guddoomiye Cirro Ku Weeraray Ku-xigeenkiisa Koowaad ee Wakiillada Oo Mudaharaad Kala Hortegay Wafti Reer WADDANI Ah Oo Laascaanood Gaadhay

Askarta ku dhaqan gobolka sool, gaar ahaan xarunta Laascaanood, ayaa mudaharaad kala hortegay wafti ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI oo uu hoggaaminayo gudoomiyaha...

Somaliland: Madaxweynaha Somaliland Oo Mashaariic Kala Duwan Ka Furay Gudaha Laascaanood, Qaarkood Dhagax Dhigay, Kuwana Kormeeray.+Swirro

Weftigii Madaxweynuhu Hoggaaminaayey ee habeenimadii Jimcaha, Sabtiduna soo gelaysay, ku hoyday gudaha Magaalo Madaxda Gobolka Sool ee Laascaanood ayaa markii waagu beryey, gudo galay...

Somaliland: Guddoomiyaha Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Dad Loo Xidhay Weerarkii Guddoomiyaha Shirkadda TELESOM

Guddoomiyaha Gobolka Sool, Mustafe Cadi Ciise(Shiine),ayaa ka hadlay toogasho habeen hore lagu dhaawacay Guddoomiyaha Ganacsatada Gobolka Sool ahna Maamulaha Shirkadda TELESOM ee Gobolka Sool...

Latest Posts

MOST POPULAR