Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa golaha guurtida u soo gudbiyay dalab uu ku weydiisanayo inay muddo kordhin u sameeyaan golaha wakiilada.