Friday, August 23, 2019
Home Tags Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)

Tag: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)

Somaliland: Wasiirka Cusub Arrimaha Gudaha Oo Sheegay In Diwaangalinta Ka Dhacayso Deegaanka Lughaya.

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa sheegay in diwaangalinta codbixiyeyaashu ka dhacayso deegaanka Lughaya. Wasiir Faratoon oo saxaafadda la Hadalaya ayaa Sheegay in Doorashadda Madaxweynaha oo...

Somaliland: Interior Minister Urges People in Sool Region to Take Voter Registration Cards

The newly appointed Somaliland Minister for Interior Affairs Mr. Yasin Mahmoud Faraton in an interview with Geeska Africa newspaper urged the people in SOOL...

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Soo Kormeeray Diwaangalinta Gobolka Sool.

Hargeysa (Wargane News)-Wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa soo kormeeray diwaangalinta codbixiyeyaasha gobolka Sool oo maalintii saddexaad gashay

Wasiirka Cusub Ee Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Waramay Xilka Loo Magacaabay,Wada Hadalada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Iyo Diiwaangalinta Gobolka Sool

Hargeysa(Wargane)August.23,2016-Wasiirka cusub ee wasaarada arimha gudaha Somaliland Prof Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa waraysi kooban oo uu siiyay wargeyska Geeska Africa waxa uu...

Somaliland: Wasiirka Cusub Ee Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Diwaangalinta Ka Bilaamaysa Gobolka Sool.

Wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa ka hadlay diwaangalinta ka bilaamatay gobolka Sool

Somaliland: Wasiirka Cusub Ee Arimaha Gudaha Somaliland Yaasin Faratoon Muxuu Ka Bedeli Kara Xaalada Gobolada Bari Ee Somaliland

Dhawaan ayay ahayd markii madaxweyanaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamamuud Siilaanyo uu u magacaabay Mudane Yaasiin X. Maxamuud (Faratoon) wasiirka wasaarada arimaha gudaha ee...

Somaliland: Wasiirka Cusub Ee Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Dareenkiisa La Xidhidha Xilka Loo Magacaabay

Wasiirka cusub ee wasaarada arimaha gudaha somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa ka hadlay xilka uu madaxweyne Siilaanyo u magacaabay. Wasiirka cusub ee arimaha...