Wednesday, August 21, 2019
Home Tags Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)

Tag: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)

DegDeg: Madaxweyne Silaanyo oo Ciidamada Qaranka Amray Inay Tallaabo Adag ka Qaadaan Beelaha ku Dagaalamay Ceel-Afweyn, Haday Kalifayso Waxay U Igman Yihiin Inay Wax Dilaan.”

Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa xubno wasiir ah oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland doo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta...

Somaliland: Ciidammada Qaranka Oo Fasax Loo Siiyey Inay Tallaabo Ka Qaadaan Ciddii Xagal-daacisa Walaalaynta Beelaha Koonfurta SOOL + Nuxurka Arrimo Ku Sahabsan Laascaa,,

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), oo deegaanka Dharkeyn-geeye ee Koonfurta Gobolka Sool kulan kula yeeshay mid ka mid ah...

Somaliland: Wasiir Faratoon Muxu Ka Yidhi Ismaaciil Buubaa Looga Horistaagay Inuu Madaarka Hargeysa Ka Dhoofo

Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay diidmadii Xukuumaddu u diiday in Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo ka...

Somaliland: “Farmaajo Hadduu La Mid Noqdo Madaxweynayaashii Ka Horeeyey Weynu Khilaafaynaa” Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay Madaxweynaha cusub ee Somaliya, waxaanu ugu baaqay inuu ixtiraamo madax...

Somaliland: Daawo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Saaka Looga Yeedhay Golaha Wakilada Iyo Waxyaabaha La Weydiiyey

Gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay kulan la yeesheen wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon. Gudida ayaa waxaa...

Somaliland: Daawo Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Go,aamo Adag Dul Dhigay Dadka Ajaanibka Ah Ee Somaliland Ku Sugan

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa waxaa uu amaro dul dhigay dadka ajaanibka ah ee ku sugan gudaha Somaliland . Wasiirka ayaa waxaa uu ugu...

Somaliland: “Waxaan Aad Uga Xumahay Anagoo Ah Ehelkii Iyo Qaraabadii Marxuumka,Hadalkii Wasiirka Ee Ahaa Ilkihiisa Ayuu Liqay Oo Dilay Arrintaasi Way Na Damaqday”..Mujaahid Abiib Timacad

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warshadaha Somaliland Abiib Diiriye Nuur (Timacad) ayaa ka hadlay weedho uu saluugay oo ka soo yeedhay Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha...

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Laascaanood U Tagay Gogol-xaadhka Wefti Uu Hoggaaminayo Musharraxa Madaxweynaha Ee Xisbiga KULMIYE

Waxa Shalay Magaalada Laascaanood gaadhay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud (Faratoon). Wasiirka oo ay Magaaladaasi ku soo dhaweeyeen Maamulka Gobolka Sool, Maamulka...

Somaliland: Colaaddii Deegaanka Ceel-afwayn Oo Wali Taagan Iyo Maxamuud Xaashi & Faratoon Oo Sanaag U Kicitimay.

Xukuumadda Somaliland ayaa xoojisay gurmadka loogu jiro in la soo afjaro shaqaaqadii u dhaxaysay beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamay deegaano ka tirsan Ceel-afwane...

Somaliland: “Xasan Sheekhoow Si Fudud Ayaad U Tidhi Midnimadii Ayaanu Ku Daba Jirnaa, Ee Haka Yaabin In Calankaas Tawxiidka Lihi Dhaco”

Wasiirka Wasaaradda Arrimkaha Guddaha Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa jawaab adag ka bixiyey hadalkii ka soo yeedhay Madaxweynaha Somaliya ee ahaa in midnimadii...