Xisbul-xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey dhallinyaro iyo aqoonyahan kasoo jeeda gobolka Gabiley, gaar ahaan degmada Allay-baday oo hore uga tirsanaa...
Xaflad bilan, balaadhan oo kulmisay boqolaal kamida Taageerayaasha xisbiga Kulmiye ee deegaamada Koonfurta iyo Bariga Burco, ayaa mid kamida madaxdhaqameedyada ka hadlay wuxuu sheegay...