Saturday, December 7, 2019
Home Tags Xukuumadda Farmaajo

Tag: Xukuumadda Farmaajo

Somalia: Madaxweyne Farmaajo oo maanta shir guddoominaya gollaha amniga Qaranka

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta shir guddoominaya kulanka gollaha amniga Qaranka oo ay xubno ka yihiin madaxda maamul goboleedyada dalka. Kulanka maanta...

Somaliland: Gudoomiyaha Goolaha Guurtida Somaliland Oo U Han Jabay Xukuumada Farmaajo

Gudoomiyaha Goolaha Guurtida Somaliland Oo U Han Jabay Xukuumada Farmaajo

Somalia: Madaxweynaha Maamulka Muqdisho oo ubax dhigay taalada Daljirka daahsoon

Madaxweynaha Maamulka Muqdisho ee Farmaajo ayaa maanta oo Sabti ah ubax xusuus ah dhigay taalaada Daljirka dahsoon ee magaalada Muqdisho, xuska 1-da Luuliypo awgeed. Ubaxaan...

Deg Deg: Ma Dhabaa Inu Madaxweyne Farmaajo Diiday Wada-Hadalada Somaliland Iyo Somaliya In Dib Loo Furo

Sida ay cadaynaso Shabakadda 24Somaliland ayaa waxa ay sheegayn Inu Madaxweyne Farmaajo ku qacan saydhay Wada-Hadalada Somaliland Iyo Somaliya In Dib Loo Furo Xukuumadda Madaxweyne...

Somalia: Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galaya shir looga hadli doono arrimaha Qaxootiga oo ka furmaya dalka Uganda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mundane Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa shalay gaaray magaalladda Kampala ee caasimada dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in dhawaan...

Somaliland: Dawlada Somalilad Oo Ku Baaqday In Dib Loo Furo Wada Hadalkii U Socday Somaliland Iyo Somaliya Iyo Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Hadlay

Dawlada Somaliland ayaa ugu baaqday dawlada dhawaan la dortay ee Somaliya in dib loo furo wada hadaladii u dhaxeeyey labada dhinac ee Somaliland iyo...

War Deg Deg Ah: Qarax Xoogan Oo Imika Lala Beegsaday Caasimada Muqdisho Iyo Dhawaaca Iyo Dhimashada

Qarax weyn ayaa goor dhaw ka dhacay magaalada Muqdisho, kaa soo siweyn looga wada maqlay xaafaddaha magaalada oo idil. Warar hor dhac ah oo soo...

War Deg Deg Ah: Dawlada Sucuudiga Oo Aqoonsanaysa Somaliland Iyo PassportKa Somaliland Oo Lagu Xajayo

Dawlada Sucuudiga Oo Aqoonsatay Somaliland Iyo Passaporta Ka Somaliland Oo Lagu Xajayo,,, Warar Deg Deg Ah Dawlada Sucuudiga Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Yeedhay Heeshiiska Iyo...

War Deg Deg Ah: Qaar Ka Mid Ah Madaxda Al-Shabab Oo Isku Soo Dhiibay Xukuumadda Farmaajo

Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in 50 dhalinyaro ka tirsanaa Al-Shabaab ay isku soo dhiibeen, iyagoo ka faa’ideysanaya cafiskii uu Madaxweyne Farmaajo u...

Somalia: Shirkada Qatar Airways oo tiro ka badan intii hore isticmaashay hawada Soomaaliya

Sarkaal sare oo u hadlay DF Soomaaliya ayaa sheegay in ugu yaraan 15 duulimaad oo shirkadda Qatar Airways ah isticmaaleen hawadda Soomaaliya  maalin kaliya,...

MOST POPULAR