Friday, August 23, 2019
Home Tags Xukuumada somaliland

Tag: xukuumada somaliland

Somaliland: Wafti Ka Socda Somaliland Oo Kulamo La Yeeshay Safiirro Iyo Dublamaasiyiin Ku Sugan Magaalada Nairobi

Wefti ka socda dawladda Somaliland iyo xisbal-xaakimka KULMIYE oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan...

Somaliland: Xildhibaan Cabdiraxmaan-Xoog Oo Sheegay Inay Somaliland Madaxda Somaliya Kala Gorgortamayso Lacag

Somaliland Waxay Soo Wada Af-jaratay Wadamadii Ay Xidhidhka Caalamiga ah oo u dhaxayaya iyado alabaabada uso laabtay aqoonsigi dalka iyo hormariinti umadaba xildhibaan xoog... Xildhibaan...

Somaliland: Xukuumadda Siilaanyo Oo Xiddida U Siibtay Waxyaabihii Loogu Eexaysan Lahaa In La Aqoonsado Somaliland

Somaliland waxa uu caalamku kusoo ma-jiiran-jiray laba arrimood oo kala ahaa nabadda iyo dimuqraadiyada ka hirgashay. Iyagoo taas ka duulaya ayaa shakhsiyaad iyo dawladdo...

Somaliland: Xisbiga Waddani Oo Jawaab Ka Bixiyey Hadlo Ka Soo Yeedhay Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland

Afhayeenka xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu jawaab ka bixiyey...

Daawo Sh Aadan Siiro Oo Tilmaamay Cidda Iska Leh Masuuliyadda Caruurta Ku Le’atay Badaha Dhexdooda.

Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray “Aadan Siiro” ayaa khudbadii salaada Jimcaha ee maanta ku tilmaamay cidda iska leh masuuliyadda dhalinyaradii tahriibayaasha ahayd ee ku haligantay...

Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Hadalo Ka Soo Yeedhay Taliyaha Laanta Socdaalka Soomaaliya.

Wasiiru dawlaha wasaarada arrimaha gudaha somaliland mudane Maxamed Muuse Diiriye oo maanta shir’ jariid ku qabtay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa ka jawaabay...

Somaliland: Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Somaliland U Eedeeyey In Ay Si Qarsoodi Ah Ku Bilowdey Wada Hadaladii Lagula Jiray Somaliya

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu xukuumada Somaliland ku eedeyey in ay  si hoose u bilaaben wada hadaladii labada dal ee Somaliland...

Somaliland: Xukuumadda Oo Sheegtay Inay Dhisayso Ciidan U Gaar Ah Tahriibayaasha.

Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay markii ugu horeysay  shaacisey in  la dhisi doono ciidan u gaar ah isla markaana ka hor tagi doona dadka...

Somaliland: Khilaafka Xukuumadda Iyo Xisbigeeda Oo Dibadda Usoo Baxay.

Fadeexaddii Sawirka Muuse + Libbintii Siilaanyo + Xaqiraadii Gaafaadhi Iyo Is-gamaarintii Maxamuud Xaashi    Todobaadkan, ayaa markii ugu horreysay, waxa si aan caad lahayn usoo...

Somaliland: “Shirka Waxa Ka Soo Baxay In Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Mudo Kooban Oo Bil Ah La Hakiyo, Loona Jeesto Gurmadka Abaaraha”

Wasiirka Madaxtooyaa Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ka hadlay natiijada ka soo baxday shirkii ka dhacay madaxtooyada ee dib loogu dhigay diiwaan gelinta codbixiyayaasha. Wasiir...