Saturday, August 24, 2019
Home Tags Xukuumada somaliland

Tag: xukuumada somaliland

War Degdeg Ah: Golaha Wakiilada Oo Dood Adag Ku Qaabilay Heshiiska DP World Oo Xukuumaddu Maanta Golaha Horkeentay

Xukuumadda Somaliland ayaa mar dhawayd Fadhigii Golaa Wakiilada Somaliland hor keentay laba dhukumanti oo kala ah heshiiska hordhaca ah ee xukuumaddu la saxeexatay shirkadda...

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Oo Hanbalayo Iyo Bugaadin U Diray Xukuumada Siilaanyo Siday U Turxan Saren Bariga Somaliland

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Iyo Saraakiil Ka Tirsan Xisbiga Oo Ka Hadlay Shirkii Xukumaddu Ku Turxaan Saaraysay Beelo Dega Gobolada Bariga Somaliland Ee Ka Qabsoomay:Gudoomiyaha...

Somaliland: Suldaan Xiirey Oo Ka Hadlay Shirkada Ay Qaban Qaabinyso Beesha Garxajis Oo Ay Xukumaddu Sas Wayn Ka Qaaaday

Afhayeenka dhaqanka Somaliland Suldaan Yuusuf Maxamuud Xiiray oo maanta ka hadlaayey caleemo saar loo sameeyey suldaanka guud ee beesha Guuyoobe ( Ciidagale) ayaa waxa...

Somaliland: “Suuro-gal Noqon Mayso In Qofka Been Abuur Saxaafadda Mariyey Uu Shaqo U Sii Qabto Qaranka”

Wasiir GARAS Oo Taageeray Go’aan Ay Jaamacadda Hargeysi Soo Saartay, Kana Hadlay Gunno La Sheegay In Macalimiinta Dawladda Laga Gooyey  “Haddii Eedo Naloo Jeediyey Ma...

“Siyaasadda Somaliland Iyo Dalka Ingiriiska Waxba Iska Bedeli Mayaan Inay Ka Sii Wanaagsanaato Mooye” Wasiir Cadaani.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Caadani ayaa ka hadlay Siyaasada Arrimaha Dibada, Xidhiidhka Somaliland ee Caalamka iyo Wadamada Jaarka, aragtida Xukuumadda ee Raysal Wasaaraha...

“Wax Cadow Ku Ah Somaliland Ma Joogi Karaan Ethiopia, Cadowga Ethiopia-na Ma Joogi Karo Somaliland” Wasiir Sacad Cali Shire

“Somaliland Iyo Itoobiyana Waa Laba Dal Oo Jaara Oo Wax Badan Wadaaga Oo Haddii Mid Xanuun Ku Dhaco Ka Kale Dareemaayo” Dr. Sacad Cali...

Somaliland: Xukumadda Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeedhay Madaxwaynaha Maamulka Muqdisho Xasan Sheekh

Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Somaliland Md: Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) ayaa gaashaanka ku dhuftay hadal kasoo yeedhay Madaxwaynha Somaliya ,kaas oo sheegay...

Somaliland: Wasiirka Arrimaah Dibada oo Sheegay in lacag 15 Milyan oo Dollar Imaaradku Xaqul qali u siiyeen.

Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay Heshiiskii dhex maray Somaliland iyo Imaaradka Carabta ee...

Somaliland: Madax-dhameedkii Loo Xidhay Shaqaaqadii Goobtii Diwaan-galinta Ee Hadeyta Oo La Xukumay.

14 qof oo saddex ka mid ahi madax-dhaqameed yihiin ayaa maanta maxkamadi ku xukuntay xadhig iyo ganaax lacageed oo kala duwan, magaalada Mandheera ee...

Somaliland: Qayladhaanta Sul. Maxamed Sul. Cabdiqaadir Ee Dhulka Reer Saleebaan Bide

Abwaan Axmed Saleebaan Bide iyo Suldaanka Guud ee salaadiinta Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir ayaa ka digay xiisad ka dhalan karta talaabooyin ay kala kulmeen...