Friday, September 30, 2022
Home Tags Xisbiga kulmiye

Tag: xisbiga kulmiye

Somaliland: Guddoomiyaha KULMIYE Oo Shir Wadatashi Ah La Yeeshay Xildhibaannada Golaha Wakiillada Ugu Jira Xisbiga

Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbigaasi oo doorashada soo socota Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shir wadatashi ah la yeeshay...

Somaliland: Hoggaanka xisbiga KULMIYE oo Kulan la Yeeshay Madaxda Hay’adda SAFERWORLD

Hoggaanka xisbiga KULMIYE, ayaa kulan la yeeshay madaxda hay’adda caalamiga ah ee SAFERWORLD oo fadhigeedu yahay dalka Ingiriiska, kana shaqaysa xoojinta nabadda, ka hortagista...

Somaliland: Kulan Dhexmaray Gudoomiye Muuse Biixi Iyo Dhalinyaradda Oo Lagu Soo Bandhigay Laba Qodob Oo Caqabad Ku Ah Guushiisa Doorashadda 2017-ka

Guddoomiyaha xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye ahna murashaxa madaxweynaha xisbigaasi Muj.Muuse Biixi Cabdi, ayaa niyad jab ka muujiyey suurto-galnimada inuu ku guulaysto talada madaxweyne-nimo...

Somaliland: Nuxurka Hadalkii Uu Musharax Muuse Biixi Cabdi U Jeediyay Dadweynaha Gobolka Hawd

“ Waxaynu Dalkeenna U Xoraynaynay,Inaynu Nolasheenna Wanaajinno,Dadkeenna Midayno,Dalka Horumarinno,Nolashana Halganku Ma Dhamaaddo,Imikana Waxaynu Wadnaa Halgankii Horumarinta”. Nuxurka Hadalkii Uu Musharax Muuse Biixi Cabdi U...

Somaliland: Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Amniga Oo Wada-hadalka WADDANI Iyo Fellaagada KULMIYE Ku Maseeyey Qodax Ka Go’day Xukuumadda Iyo Xisbigeeda

Haddaynu Ninkii Dhibta Ugu Badan Shalay  Gaadhsiiyey Somaliland Gaadhsiiyey Aynu  Maanta Nidhaahno Nin Fiican Buu Ahaa  Ma Fiicna Ee Caadifadda Hala Iska Daayo Oo...

Somaliland: Taageereyaasha KULMIYE Oo Bilaabay Dacaayado Ka Dhan Ah Xirsi Cali Xaaji Xasan Intii Wada-hadalku u Furmay WADDANI

Taageereyaasha Hoggaanka xisbul xaakimka KULMIYE, ayaa maalmihii la soo dhaafay bilaabay  qorsheyaal ay kaga fal celinayaan  Xubnihii isbahaysiga dimuqraadiyad doonka KULMIYE  ee dhawaan...

Somaliland: Xasan Gafaadhi oo loo magacaabay Afhayeen Xisbiga Kulmiye

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Ayaa magacaabay Afhayeen Xisbigaas. Warasaxaafadeed Kasoo baxay xafiiska guddoomiyaha ayaa u dhignaa sidan Warsaxaafadeed              ...

Somaliland: Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Dacwad uu u gudbiyey Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Dacwad Xisbigaas ka gudbiyey Kulmiye Iyo  Waddani Guddoomiye Faysal Waxaa uu sheegay in Waddani iyo...

Somaliland: Xisbiga KULMIYE Oo Ku Baaqay In Sharciga La Horkeeno Kooxdii Dishay Taliyihii Qeybta Booliska Saaxil

Xisbiga talladda haya ee KULMIYE, ayaa ku baaqay in sharciga la horkeeno koox hubaysan oo maanta toogasho ku dishay taliyihii qeybta booliska gobolka Saaxil...

Somaliland: Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Abaaraha Dalka Ka dhacay Iyo Shilalaka Soo Noq-noqday

Gudoomiyaha Xisbiga talada haye ee Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi oo saxaafada kula hadlayey xarunta wasaarada warfaafinta ayaa waxa uu ka hadaly gudoomiyuhu abaaraha...

MOST POPULAR