Friday, September 30, 2022
Home Tags Xisbiga kulmiye

Tag: xisbiga kulmiye

Somaliland: Gudoomiye Muuse Biixi Iyo Wasiiro U Hogaaminaayo Oo Safar Olale Iyo Tamashle Ah Ugu Tagey Dadka Ay ABaaruhu Sameeyeen

Gudoomiyaha xisbiga kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo wafti wasiiro ah oo uu hogaaminaayo ayaa waxaa ay safar olale iyo  tamashale ah ugu tageen dadkii...

Somaliland: Gudoomiyayaasha Xisbiyada UCID Iyo KULMIYE Oo Aqbalay In Dib Loo Dhigo Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Una Mahadceliyay Gudoomiye Cirro

Gudoomiyayaasha xisbiyada UCID iyo KULMIYE oo manta qayb ka ahaa kulankii ay wada yeesheen madaxwaynaha Somaliland, gudida komishanka qaranka, saddexda xisbi qaran iyo waliba...

Somaliland: Masuuliyiinta Kulmiye Oo Ku Jahawareersan Hanaankii Sharci Ee Ay Bannaanka U Dhigi Lahaayeen Cududda Garabka Isbahaysiga, War-saxaafadeedyo Is-barbar Socdana Ku Dawakhay

Masuuliyiinta Kulmiye Oo Si Habqan Ah War-Saxaafadeedyo Kala Duwan Oo Aan Wada Socon Ugu Jawaabay Is-Bahaysiga Kulmiye Masuuliyiinta Hadda ka arimiya Xisiga Muxaafidka ah ee...

Somaliland: Jaamac Shabeel: Guddoomiye Ku-xigeenada Labaad Iyo Saddexaad Iyagaa Iska Saaray Xisbiga KULMIYE

Guddoomiyaha Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac Shabeel), ayaa sheegay in guddoomiye Ku-xigeenadda labaad iyo saddexaad ee xisbiga KULMIYE ay  si...

Somaliland: Xildhibaan Nac-nac: Waa Sharci Waanan Soo Dhaweynayaa In KULMIYE Laga Saaray Shan Xubnood

Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac) oo ka tirsan Mudaneyaasha aqalka wakiiladda Somaliland, ayaa soo dhaweeyay  tallaabadii xisbiga KULMIYE lagaga saaray shan xubnood oo ka...

Somaliland: Ujeedooyinka ay Daar Naayeen Shirar ay Maalmahii ugu Danbeeyey Lahaayeen Xildhibaanada Muxaafidka ah ee Xisbiga Kulmiye iyo Magaca Gudoomiye ay Iska Dhex Doorteen

iyada oo labadii maalmood ee ugu danbeeyey ay magaalada Hargeysa ka socdeen kulamo hoose oo ay yeesheen xildhibaanada muxaafidka ah ee xisbiga kulmiye ugu...

Somaliland: Isbahaysiga Kulmiye Oo Soo Saaray War-Murtiyeed Ay Kaga Jawaabayeen Warsaxaafadeedkii Xisbigu Shalay Soo Saaray , Luqadii Ugu Adkeydna Kula Hadley Gudomoomiye Muuse

 Isbaheysiga dumuqraadi doonka  xisbiga kulmiye ayaa waxa ay maanta soo sareen war saxaafadeed ay kaga jawaabayan  war saxaafaded shalay ka soo baxay xisbiga kulmiye...

Somaliland: Soo Dhawayntii Badhasaab Qabo Shalay Ku Qaabilay Faysal Oo Kashiftay Xidhiidhka Hoose Ee Ka Dhexeeya Xukuumadda KULMIYE Iyo Guddoomiyaha UCID

Dhacdo Ugub Ku Ah Siyaasadda Somaliland- Badhasaab Qabo Oo Sida Madaxweyne U Qaabilay Faysal Cali Waraabe Iyo Xogaha Xidhiidhka Qarsoon Ee KULMIYE Iyo Faysal Soo...

Somaliland: Su’aalo Ka Dhashay Go’aankii Xisbiga KULMIYE Liiskiisa Kaga Saaray Qaar Ka Tirsan Isbahaysiga Iyo Raggii Ugu Cuslaa Ee Ay Dib U Dhigteen

KULMIYE Ma Waxa Uu Wali Quuddaraynayaa In Ay Raggaa Qaar Ka Mid Ahi Dib Ugu Soo Labtaan Xisbigii Ay Saluugeen Go’aan shalay ka soo baxay...

Somaliland: Gobolladda Ay Ka Soo Jeedaan Shan Xubnood Oo KULMIYE Laga Saaray Iyo Magacyadda Xubnaha Aan Magacooda la Soo Qaadin

Xisbiga talladda Somaliland, haya ayaa  xilkii Golaha dhexe iyo xubinimadii xisbigaba ka saaray, shan xubnood oo ka mid ahaa kooxdii la baxday isbahaysiga isbedal...

MOST POPULAR