Tag: xisbiga kulmiye

Browse our exclusive articles!

Somaliland: Guddoomiyaha KULMIYE oo ka hadlay Faa’iidooyinka Doorashooyinka iyo Mus-dambeed loo Sameeyo Komishanka

Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si hufan u sharraxay arrimo door ah oo ku saabsan xaaladaha dalka oo...

Somaliland: “Dawladu Dhaqaale Urursi Bay Ku Jirtaa, Wax Soo Gala Mooye Wax Ka Baxa Oo Dadka Dib Ugu Noqda Dooni Mayso, Markaas Masuuliyada Sicir...

Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, kana tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inay ku jirto...

Somaliland: Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Daah-furka Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyayaasha ee Gobolka Awdal

Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay daah-furka qaybinta kaadhadhka codbixiyayaasha doorashooyinka Somaliland ee Gobolka Awdal. Xaflad ballaadhan oo...

Somaliland: Xildhibaan U Sharaxan Shirgudoonka Wakiilada Oo Soo Bandhigay Sida Uu Isku Waafajinayo Hankiisa Iyo Saami Qaybaha Beelaha Ee Kuraasta Golihiisa

Xildhibaan Axmed Ducaale Bullaale oo katirsan mudaneyaasha golaha wakiillada, ayaa mar kale shaaciyey inuu u taagan yahay kamid noqoshada shirguddoonka golahaas oo la filayo...

Somaliland: Xisbiga UCID OO Walaac Ka Muujiyay In La Iibsaddo Kaadhadhka Codbixinta Doorashadda Madaxtooyadda

Xisbiga UCID ayaa ka digey in la iibsado kaadhadhka codbixinta Doorashada madaxtooyada oo qaybtoodu 29 bishan ka bilaabmayaan gobolada Saaxil,Awdal iyo Salel,waxaana gudoomiye ku...

Popular

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...

Ethiopian Military Leadership Arrives in Jigjiga for the 47th East Command Anniversary

Top brass of the Ethiopian National Defense Forces has...

Subscribe

spot_imgspot_img