Sunday, August 7, 2022
Home Tags Xildhibaan Xasan Cawaale

Tag: Xildhibaan Xasan Cawaale

Somaliland: Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadlay Sixir Bararka Balse Muxu Ka Yidhi?

Xildhibaan Muuse Ibraahim Aw Nuur oo ka tirsan Golaha Guurtida iyo Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo isna ka tirsan Golaha Wakiilada, ayaa hadlay sicir...

Somaliland: Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Qorshaynta Somaliland Oo Sheegay In Xildhibaan Xasan Cawaale Qaranka Ceeb U Soo Jiiday

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Qorshaynta Somaliland Oo Sheegay In Xildhibaan Xasan Cawaale Qaranka Ceeb U Soo Jiiday+Maxay Tahay Ceebtaasi Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Qorshaynta Qaranka...

Somaliland: Daawo Xildhibaan Ganacsatada Ugu Baaqay Inay Maciishada Ka Jabiyaan Shacabka.

Guddoomiyaha guddiga arrimaha bulshada ee gollaha wakiillada Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan ayaa ganacsada ugu baaqay inay maciishada ka jabiyaan shacbiga

Somaliland: Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Digniin Culus u Diray Maayarka Hargeysa

Xildhibaan Xasan Cawaale ayaa ka mid ah  xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo  Digniin Culus u Diray Maayarka Hargeysa  Soltelco.

Somaliland: Xildhibaanno Qadhaabsiga Siyaasaddu La Gashay Abaabulka Naxli Lagu Kala Dhex Dhigayo Bulshadda

“Waxaanu Leenahay 8 Nin Ayaa Loo Wada Dilayaa Nin Kaliya Wax Soconaya Maaha” Xasan Cawaale Iyo Siciid Cilmi Rooble Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland,...

Somaliland: Xildhibaan Xasan Waanu Ogol Nahay In Qaadka Miirooga La Keeno Somaliland

Guddoomiyaha arrimaha bulshada ee golaha wakiilada Somaliland Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan ayaa sheegay in uu soo dhawaynayo in Kenya keento Somaliland qaadka miirooga ah

Somaliland: “Waxaan Odhan Lahaa Labada Doorasho Hala Soo Horraysiiyo Ta Baarlamaanka Madaxweynaha Laba Sanno Haloo Kordhiyo” Xildh Xasan Cawaale.

Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka tirsam mudanayaasha golaha wakiilada ugu jira xisbiga KULMIYE ayaa sheegay in uu ku talinayo in doorashada golaha wakiilada...

Somaliland: Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Ku Eedeeyey Masuq-maasuq Iyo Qabyaalad

Xildhiban Xasan Cawaale Caynaan oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa madaxwayne ku xigeenka Somaliland ku eedeeyey musuq-maasuq iyo qabyalada, isaga oo ka dhawaajiyay...

Somaliland: Wasiiro Ceeb U Soo Jiiday Xukuumadda Siilaanyo, Goob Cidlo Ahna Kaga Soo Cararay Dhaggax Dhigga Garoon Labaad Oo Kubadda Cagta Ah Iyo Xildhibaan Booskoodii Buuxiyay

“Madaxweynahana Waxaan Leeyahay Dhallinyaradii La Dhiirrigelinayey Ee Garoonka Loo Dhisayey Ayey Niyadda Kaga Ciyaareen Wasiiradaasi Soo Yaacay”……………… Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan Koox Wasiiro ah oo...

Somaliland: “Gobolka Gabiley iyo Hawd waxaa lagu Ansixinayaa Gobolnimadooda Tirada dadka kasoo Baxa”

Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka mida Mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland islamarkaana kasoo jeeda gobolka Gabiley ayaa baaqa u diray Gobolada Gabiley iyo Hawd. Xildhibaanku...

MOST POPULAR