Thursday, July 18, 2019
Home Tags World Bank

Tag: World Bank

Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Jawaabtay Warbixintii Dawladda Turkigu Ku Weerartay Qaranimada Somaliland.

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibada Somaliland Mud. Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay weerarkii dawladda dalka Turkigu ku soo qaaday qaranimada iyo madax banaanid Somaliland

Somaliland and World Bank in $10Million US Deal to Upgrade Civil Service

A high level SL Ministerial delegation led by Dr. Saad Ali Shire, the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation met with World Bank...

Somaliland: Mashruuca Kobcinta Dhaqaalaha Ganacsatadda Somaliland Oo Laga Furay Hargeysa

“Somaliland Waa Ummad Dhaqan u Leh Oo Uu Dhiigooda Ku Jiro Ganacsigu, Mashruucanna Waxa Uu Kaalin Ka Qaadanayaa Horumarinta Ganacsiga” Wasiirka Ganacsiga Wasiirka wasaarada Ganacsiga...

Somaliland: Baanka Aduunka Iyo Xukuumada Oo Daah-furay Mashruuc Lagu Maalgelinayo Ganacsatada

Baanka Adduunka ayaa mashruuc uu ku maalgalinayo Ganacsatada yar yar iyo Ganacstada dhexe si rasmiya u daah furay, si ay kor ugu soo qaadan...

Somaliland: Government Secures a Water Sector Development Grant from the World Bank

Hitherto free flowing rain waters are expected to start benefitting residents in the rural areas of Somaliland. The turn of events is courtesy of a...

Somaliland: Nuxurka Heshiis Ay Kala Saxeexdeen Baanka Adduunka Iyo Xukuumadda Somaliland

Kulankan heshiiska ay ku kala sexeexdeen Wasiirradda Maaliyada, Madaxtooyada, Beeraha iyo deegaanka Somaliland iyo masuuliyiin ka socday baanka adduunka oo maanta ka qabsoomay magaalada...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Furay Shirkii 8aad ee Isu-duwidda Mucaawanooyinka Somaliland iyo Deeq-bixiyayaasha oo Kordhinaya Mucaawinooyinka

Madaweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta si rasmi ah uga furay Huteelka Ambassador ee Magaaladda Hargeysa Shirka 8aad ee isu-duwidda mucaawanooyinka...

Somaliland: ‘Business unusual’ can still work

I recently spent three days in Hargeisa, Somaliland. An eye-opening experience, as much as one that strengthens my conviction that World Bank Group is...

Somaliland: Wasiir Biixi Oo Ethiopia Kaga Qayb Galay Shir Ay Wada Jir U Qabteen China, Ethiopia iyo Bangiga Aduunku

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sharaxaad ka bixiyay nuxurka kulamo uu la qaatay Maalqabeenno danaynaya inay Somaliland maalgashadaan. Waxa uu sheegay...

Somaliland: Kulan Lagu Soo Bandhigay Mashaariicda Laga Maal-geliyay Sanduuqa Horumarinta Somaliland

Kulan lagu soo bandhigayay habka caawimadda dibadda ee la siiyo Somaliland iyo mashaariicda horumarineed ee laga maalgeliyay sanduuqa horumarinta Somaliland ayaa xalay lagu qabtay...

Latest Posts

MOST POPULAR