Sunday, March 24, 2019
Home Tags Wasaaradda Duulista JSL

Tag: Wasaaradda Duulista JSL

Warbixin: Somalia oo Maamuli Doonta Hawadda Somaliland iyo Somalia, Xukuumadda Somaliland miyay Ogolaatay mise Waa la Khaayimay?

Maqaal uu Qoray Jimale Madar ayuu kusoo Bandhigay Somalia oo Maamuli Doonta Hawadda Somaliland iyo Somalia, Waxa is waydiin leh, Xukuumadda Somaliland miyay Ogolaatay in...

Somaliland: Xukuumadda oo Digniin Adag u Dirtay Diyaarado Dagal oo Hawada Somaliland ku soo Xad-gudbay

Xukuumadda Somaliland, ayaa digniin u dirtay, faahfaahinna ka bixisay qaabka ay uga hawlgashay Diyaarado kuwa dagaalka ah oo toddobaadkii hore lagu arkay deegaanno Somaliland...

Somaliland: Wasiirka Cusub Ee Duulista Oo Xilki La Wareegay

Muanaasibad balaadhan oo xilka lagula Kala wareegayey Wasaarada Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka ayaa lagu qabtay Royal Hotel ee Magaalada Hargaysa, Munaasimadan ayaa waxaa...

Somaliland: Guddi Madaxweyne Silaanyo u Magacaabay Isu socodka Somaliland Iyo Somalia Oo Shir Yeeshay

“In Laga Hadlo Isu Socodka Labada Wadan, Waxa Keenay Nabadgalyada Iyo Duruufaha Jira” Guddi uu dhawaan Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamud (Siilanyo) u Magacaabay,...

Somaliland: Wasiirka Duulista oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda, Turkish Airline

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka Cismaan C/laahi Saxaradiid (Cadaani), ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socda Shirikada Diyaaradaha ee Turkish Airline,...

Somaliland: Wasiirka Duulista Oo Ka Hadlay Kulan Ay Turkiga Ku Yeesheen Wefti ka Socday Soomaaliya

"Waxaanu Ku Heshiinay Ma Jiro Ee Waxaanu Isla Jilcinay Arrimo Farsamo..” Wasiirka Duulista. Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi,ayaa ka...

Somaliland: Wasiirka Duulista Somaliland Oo Sheegay Inuu Leeyahay Han Madaxweyne

“Waxaan qabaa inaan hogaaamin karo Umadd balaadhan, laakiin Hankaygu waa mid waaqaca ka turjumaya ma degdegsani, ma lihi imikaan sharaxanahay” Wasiir Xaashi Wasiirka Wasaaradda Duulista...

Somaliland: Wasaaradda Duulista Oo Itoobiya u Dirtay 15 ka Tirsan Shaqaalaheeda

“Shaqada aanu doonayno inaad soo barataan maanta waxa inoo haya dad Ajinabi ah” Wasiir Maxamuud Xaashi Wasiirka Wasaaradda Duulista Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi...

Somaliland: XukumaddaOo Jawaab Ka Bixisay Qorshaha Somalia Isbahaysiga Carbeed Ugu Ogolaatay Badda iyo Garoomada Somaliland

Wargeyska The Guardian, oo soo xiganaya ilo dhanka amaanka ah oo Muqdisho ku sugan iyo Wasiirka Arrimaha dibadda Somalia, ayaa sheegay in Badda,Cirka iyo...

Latest Posts

MOST POPULAR