Tuesday, January 19, 2021
Home Tags Wasaaradda Ciyaaraha

Tag: Wasaaradda Ciyaaraha

Somaliland: Wasaaradda Caafimaadka Oo Ka Hadashay Khasaaraha Rabshadihii Ka Dhacay Garoonka Kubadda Cagta Ee Hargeysa.

Rabshado ka dhashay ciyaartii shalay dhexmartau gobolada Daad-madheedh iyo Hawd ayaa sababtay dhaawaca 21 qof oo shacab ah iyo 7 askari oo ka tirsan...

Somaliland: Wasaaradda Ciyaaraha Oo Maanta Ku Dhawaaqi Doonta Xilliga Uu Qabsoomi Doono Tartanka Ciyaaraha Gobollada Somaliland

Wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland ayaa Maanta oo Khamiis ah si rasmiya ugu dhawaaqi doonta xilliga uu qabsoomi doono tartanka ciyaaraha gobollada Somaliland,...

Somaliland: Wasaaradda Ciyaaraha Oo Waxqabad La’aantii Ay Ku Caanka Ahayd Ku Darsatay Hagardaamadii Ugu Xumayd Oo Ay Qaranka Somaliland U Gaysato

Waxa Ay Xagal Daacinaysaa Fursaddii Ugu Wacnayd Ee Somaliland Ka Hesho Caalamka Oo Ah Tartanka Kubadda Cagta Adduunka Ee Dalalka Aan La Aqoonsan Oo...

Somaliland: “Waxaan Iskaga Casilay Musuqmaasuqa ka Jira wasaaradda Ciyaaraha” Xasan Waraabe-cadde Guddoomiyihii Olymbiga Somaliland

Guddoomiyihii hore ee Olambiga Somaliland, Md. Xasan Waraabe-cadde ayaa si adag uga jawaabay hadal ka soo yeedhay Wasiirka ciyaaraha Somaliland kaas oo ku tilmaamay...

Somaliland: Wasiirka Ciyaaraha Oo Iska Casilay Xilkii Uu Ka Hayey Xukuumada Madaxweyne Silanyo

Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Muddane Axmed Cabdi Kaahin ayaa waxaa uu hada iska casilay xilkii uu ka hayey xukuumada madaxweyne Siilanyo Is casilaada wasiirka ayaa...

Somaliland: Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Qalab Ciyaareed Gudoon siiyay Wasiirka Ciyaaraha

“Madaxweynaha Waxaan Uga Mahad-naqayaa Digreetaddii Uu Ku Mamnuucay Bacaha, Waa Aarrin Aanu Gole Deegaan Ahaan Doonaynay” Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka mid ah...

MOST POPULAR