Somaliland: Wasiirka Ciyaaraha Oo Iska Casilay Xilkii Uu Ka Hayey Xukuumada Madaxweyne Silanyo

Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Muddane Axmed Cabdi Kaahin ayaa waxaa uu hada iska casilay xilkii uu ka hayey xukuumada madaxweyne Siilanyo

Is casilaada wasiirka ayaa waxaa la sheegayaa in aanay sameyn ku yeelan loolanka xisbiga kulmiye balse sababta uu isku casilay ayaa ah sidii uu u buuxin lahaa jago xildhibaan nimo oo ka banaanatey golaha wakiilada somaliland ka dib markii uu Dhawaan geeryooday Xildhibaan Miigane.

Comments

comments