Tuesday, March 26, 2019
Home Tags Waran-Cadde

Tag: Waran-Cadde

Warancade: Musharaxnimadii Madaxweyne Ee Xisbigii UDUB, Wasiirnimadii Afarta Sanno iyo Safiirnimada Ka Dambeysay.

Safiirka Cusub ee Somaliland u fadhiyi doona Dalka Itoobiya Cali Maxamed Warancade horena u ahaa Wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha Somaliland, ayaa sheegay in...

Somaliland: “Badhasaabada iyo Maayirada Gobolladu Protocol ayay kala leeyihiin waana laba xubnood”Wasiir Faratoon

Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) oo maanta xilka kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradaasi ayaa sheegay inuu waxqabad...

Somaliland: “Warancadde Haddii Uu Ka Xanaaqay Xilka Cusub Bari Hore Ayuu Libaaxyadii Inagu Soo Dayn Lahaa” Qabo

Guddoomiye gobolka Togdheer Maxamed Ibraahim Aadan Qabo ayaa khudbad kaftan u badan ka jeediyay madashii ay xilka kula kala wareegayeen Wasiirkii hore ee wasaaradda...

Somaliland: “Waxan Ahay Ardaygii Reerka, Waxaana Wax I Baray Macallinkii Reerka Oo Axmed Saleebaan Dafle Ahaa, Ninka Muuse Biixi La Yidhaahdaana.”

Wasiirka Daakhiliga Oo Si Kal-furan Uga Sheekheeyey Sadarro Ka mid Ah Shaqooyinkii Uu Kasoo Qabtay Nidaamkii Maxamed Siyaad “Anigoo Halkan (Hargeysa) Imi Oo Aan FAQASHTII...

Somaliland: Wasiir Warancadde Oo La Sheegay Inuu Hubaynayo Maleeshiyo Beeleed Jufadiisa Ah Oo Ka Soo Horjeedda Magacaabista Degmada Balli Mataan.

Wasiirka wasaarda Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa bilaabay dhaqdhaqaaq uu doonayo inuu ku fashilo goaankii Madaxwaynaha Axmed Siilanyo uu ugu dalacsiiyay tuulada Bali...

Somaliland: XOG Dheeraad Ah Oo Ku Xidhiidhsan Dhaq-dhaqaaqyo Wasiir Warancade Ku Dhantaallayo Digreetadii Uu Madaxweynuhu Ku Magacaabay Degmada Balli Mataan

Wasiirka wasaarda Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa bilaabay dhaqdhaqaaq uu doonayo inuu ku fashilo goaankii Madaxwaynaha Axmed Siilanyo uu ugu dalacsiiyay tuulada Bali...

Somaliland: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadashay Warar Sheegaya In Wasiir Waran-cadde Uu Hub Ka Qaatay Xerada Ciidamada Badda Somaliland.

Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay warar baro bogaando iyo been abuura oo ay warbaahinta qaar ka qoreen wasiirka wasaarada...

War Deg Deg Ah: Wasiirka Arimaha Gudaha Cali Maxamed Waran Cade Oo Hub Iyo Rasaas Kala Baxay Xarunta Taliska Ciidanka Badda Iyo Dareenada Ku Xeeran.

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali MAxamed Warancade ayaa maanta isaga oo ay weheilyaan Gaadiidka uu gaarka u leeyahay kana muuqato wajigiisa dareen aan farxadi...

Somaliland: “Dadku Waa Inaanay Jaanis Siinnin Mashaakil Ka Weyn Kooda”

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa ka hadlay mudaharaaddada iyo banaanbaxyadda ay dadku sameeyaan, isla markaana wuxuu ugu baaqay inay ka digtoonaadaan...

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Muujiyay Inay Dad Badan Oo Reer Somaliland Ahi Ku Xidhan-Yihiin Jeelasha Dawlad-Deegaanka Somalidda Ee Dalka ETHOPIA

DAAWO: Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Muujiyay Inay Dad Badan Oo Reer Somaliland Ahi Ku Xidhan-Yihiin Jeelasha Dawlad-Deegaanka Somalidda Ee Dalka ETHOPIA

Latest Posts

MOST POPULAR