War Deg Deg Ah: Wasiirka Arimaha Gudaha Cali Maxamed Waran Cade Oo Hub Iyo Rasaas Kala Baxay Xarunta Taliska Ciidanka Badda Iyo Dareenada Ku Xeeran.

Date:

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali MAxamed Warancade ayaa maanta isaga oo ay weheilyaan Gaadiidka uu gaarka u leeyahay kana muuqato wajigiisa dareen aan farxadi ku dheehnayn ku soo galay Xarunta Taliska Guud ee Ciidamada Badda Somaliland Waxaanu amar ku bixiyeye Sida ay xogo hoose u xaqiijiyeen  Shabakada Wararka Hangoolnews in la furo Qolka Kaydka Hubka,

Kadibna waxa uu halkaasi kala  soo baxay shan Qori oo ah AK-47 ah oo cusub iyo Hal PKM ah,

Ka dibna waxa uu amray in la siiyo rasaas gaadhaysa ilaa 2000 oo xababadood iyada oo lagu qaaday gaadiidka uu gaarka u leeyahaya .

Xogaha  ilaa hataan soo gaadhaya Shabakada Hanagoolnews  ayaa sheegaya in aanay jirin wax dhibaato ama nabad galyo daro ah oo Ciidamadu ay og yihiin balse ay jiraan dareeno looga shaki qabo in ay wasiirka ku kaliftey in uu Hubkan Rasaastan Tirada Badan leh qaato.

Geesta kale Xogaha ayaa intaa ku daraya in Wasiir Warancade uu diiday in uu ka qayb galo Xafladii maanta loogu wan qalaayey Degmada Balli-Mataan oo dhawaan uu madaxwayne siilanyo u dalacsiyey Degmo ahaan maantana loo sameeyey Munaasibad Wan qan ah oo ay dadka Deegaanku ku so dhawaynayeen.

Dhinaca kale Wararka ay helayso Hangoolnews ayaa waxay sheegayaan in Qaar ka tirsan Jufada Wasiirka Arimaha Gudahu ay isku dayeen in ay jid gooyo u galaan dadkii ka qayb galaayey xafladii Wanqasha Degmada Balli-mataan oo maanta ka Dhacday isla Degmada Balli-Mataan

Hangool

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...