Thursday, July 18, 2019
Home Tags Waftiga xisbiga kulmiye

Tag: waftiga xisbiga kulmiye

Somaliland: Maxkamadda Sare Oo Go’aan Ka Soo Saartay Dacwad Uu Xisbiga Ka Gudbiyey Xildhibaano KULMIYE

Maxkamada sare ee Somaliland ayaa waxaa ay amar ka soo saartey dacwad uu dhawaan xisbiga UCID u gudbiyey oo ku saabsaneed xildhibaano ka soo...

Somaliland: Seddexda Xisbi Qaran Oo Golaha Guurtida Somaliland Ku Adkeeyay in Ay Doorashada Xiligeedii Qabtaan iyo Dareenka Dadweynaha

Seddexda Xisbi Qaran Oo Golaha Guurtida Somaliland Ku Adkeeyay in Ay Doorashada Xiligeedii Qabtaan iyo Dareenka Dadweynaha Ku Dhaqan Hargeysa.

Somaliland: Wadahadalka Xisbiga KULMIYE Iyo Garabka Toosinta Ee WADDANI Oo Dib U Bilaabmay

Wadahadalka xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE iyo garabka Toosinta iyo Caddaaladda xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ee uu hoggaamiyo Axmed Muumin Seed, ayaa si rasmi...

Somaliland: KULMIYE Oo Ka Hadlay Sifooyin Madaxweyne Siilaanyo Kaga Duwan Yahay Hoggaamiyeyaasha Afrika

Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbul xaakimka KULMIYE, Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac Shabeel) ayaa sheegay in aanay jirin muddo kordhin ay doonayso in loo sameeyo...

Somaliland: Hoggaamiyeyaasha Saddexda Qaran Oo Kulankii Labaad Bari Ka Yeelanaya Xeer Caqabad Ku Ah Doorashooyinka Ka Dhacaya Somaliland.

Salaasada Berri waxa mar kale kulmaya Hoggaamiyeyaasha Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland (WADDANI, UCID iyo KULMIYE) oo Xarunta Akadamiyadda Nabadda iyo Horumarka ee Hargeysa...

Somaliland: Guddoomiyaha KULMIYE Oo La Kulmay Weftigii Midowga Yurub

Guddoomiyaha, ahna Murrashaxa madaxweynaha ee xisbul xaakimka Somaliland ee  KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi, ayaa weftigii uu hoggaaminayay  Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo...

Somaliland: “Isbaahaysiga KULMIYE Kamaan Bixin Kana Bixi Maayo, Waayo Afduubkii Shirka Xisbiga Lagu Sameeyay Iyo Wixii Aanu Saluugnay Waa Sidoodi Wax Is Badalay Ma Jiraan”. Maxamed Biixi Yoonis

Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Somaliland ahaana musharixii Madaxweynaha ee KULMIYE Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo beeniyey warar laga baahiyay oo ku soo baxaayay...

Somaliland: Gudoomiye Muuse Biixi Iyo Wasiiro U Hogaaminaayo Oo Safar Olale Iyo Tamashle Ah Ugu Tagey Dadka Ay ABaaruhu Sameeyeen

Gudoomiyaha xisbiga kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo wafti wasiiro ah oo uu hogaaminaayo ayaa waxaa ay safar olale iyo  tamashale ah ugu tageen dadkii...

Somaliland: Masuuliyiinta Kulmiye Oo Ku Jahawareersan Hanaankii Sharci Ee Ay Bannaanka U Dhigi Lahaayeen Cududda Garabka Isbahaysiga, War-saxaafadeedyo Is-barbar Socdana Ku Dawakhay

Masuuliyiinta Kulmiye Oo Si Habqan Ah War-Saxaafadeedyo Kala Duwan Oo Aan Wada Socon Ugu Jawaabay Is-Bahaysiga Kulmiye Masuuliyiinta Hadda ka arimiya Xisiga Muxaafidka ah ee...

Somaliland: Murrashaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka KULMIYE oo Awdal Lagu Soo Dhaweeyey

Shacabka reer Awdal, ayaa dhoola-tus taageero ah ku soo dhaweeyey wefti ballaadhan oo ay horkayaan Guddoomiyaha KULMIYE iyo Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, ahna murrashaxiinta Madaxweynaha iyo...

Latest Posts

MOST POPULAR