Saturday, February 22, 2020
Home Tags Wadahadalada Turkiga

Tag: Wadahadalada Turkiga

Somaliland: “Yuusuf Garaad Oo Aanu Facebook Isku Aragnay Waxa Uu Ii Soo Qoray Wada Hadalladii Somaliland Iyo Soomaaliya Ayaanu Jimicsi Maskaxeed Ku Samaynaynaa” Boobe Yuusuf.

Boobe Yusuf Ducaale Oo Sheegay Inay Xukumaddu Ku Fashilantay Siyaasada Arimaha Dibadda Uguna Baaqay Inay Joojiso Wada Hadalada Ay La Furayso Dawlada Somaliya Siyaasi Boobe...

Somaliland: Danjire Cawil Oo Ka Hadlay Ahmiyada Ay Wada Hadaladu Ugu Fadhiyaan Somaliland, Kana Jawaabay Hadalada Siyaasiyiin Ku Baaqa In Wada Hadalka Laga Baxo

Danjire Xuseen cawCali Ducaale (Cawil), ayaa si mug leh uga hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, isagoo tilmaamay faa’iidada Somaliland ugu jirta wada hadalada...

Halkan ka Akhri Qodobadii ka soo baxay Wadahadaladii Somaliland iyo Somaliya

Kulankii u socday aqoonyahano ka kala socday dalalka Somaliland iyo Somaliya ee ku qabsoomay dalka Turkiga, ayaa shalay la soo gunaanaday, waxaana laga soo...

Somaliland: Magacyada Toban Masuul Oo Somaliland Iyo Soomaaliya Uga Qayb Galaya Wada Hadallada Turkiga Iyo Ajandaha Wajiga Hore Ee Kulamada.

Wargeyska Geeska Afrika ayaa helay warar dheeraad ah oo la xidhiidha xogtii uu cadadkiisii shalay ku soo bandhigay ujeedooyinka lala xidhiidhinayo safarka ay dalka...

Shacbiga Reer Hargeysa Oo Shalay Ficil Ku Muujiyay Siday Ugu Mintidayaan Qaranimadooda

“Somaliland qadiyadeeda way ku adag tahay mana hor fadhiisan doonto dad Somaliland u dhashay oo Muqdisho ka socda sababtoo ah kuwaasi dhankeena waa dambiilayaal” “Wax...

WAR DEG DEG AH:-Wadahadalkii Somaliland & Somalia ee Istambuul oo Burburay.

Wararkii ugu dambeeyay ee Mareegta wargane ka helay Magaalada Istambuul ee Dalka turkiga ayaa sheegaya inay burbureen wada hadalkii Istambuul ay ku qaadan lahaayee Somaliland iyo...

Weftigii Somaliland u Matalayay Shirka Istabuul Oo Joojisay Inay la Kulmaan Ergadii Soomaaliya

Wada Hadaladii Somaliland Iyo Soomaaliya ee lagu waday inuu maanta ka furmo magaaladda Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa baaqday, isla markaana aan furmin, ka...

MOST POPULAR