Friday, September 20, 2019
Home Tags Siyaad Barre

Tag: Siyaad Barre

Somaliland: “Midnimadii Somaliland Iyo Somaliya Waxa 1977 Qaribay Siyaad Barre, Waxaana Sannadkan 2016 Sii Baabi’iyay Xasan Sheekh”

Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), ayaa tilmaamay in Maxamed Siyaad Barre uu sannadkii 1977 qaribay midnimada Somaliland iyo Somaliya ee lixdankii, islamarkaana uu Madaxweynaha...

Somaliland: Gen. Mohamed Ali Samantar; Hero or War Criminal

Under the authoritarian regime of Major General Barre in Somalia, the Somali Armed Forces perpetrated a number of human rights abuses against the Somali...

Somaliland: 7 Qof Oo Maydad Isku Xidhan Ah ayaa Maanta Hargeisa Goob Dhisme Guri Ka Socday Laga Soo Saaray

Xaafada Xidigta Ee Degmada Maxamuud Haybe Ee Magaalada hargeisa Ayaa maanta waxa laga helay maydadka Todoba Qof oo ahaa dadkii xasuuqa loo gaystay sida...

Somaliland: Taliyihii Ciidamada Cirka Dawladdii Siyaad Barre Ee Hargeysa Duqeeyey Oo Sheegay In Ay Dambigaasi La Qabaan Rag Maanta Xilal Ka Haya Somaliland

“Anigu Markii Diyaaraduhu Duqaynayeen Hargeysa Waxaan Qabay Amar Dawladeed, Waa La Wada Qabay Amarkaasi, Rag Maanta Xilal Ka Haya Somaliland Iyo Kuwo Kale Oo...

Somaliland: “Waligay ma cafin doono Bambooyinkii ay na la dhaceen Rajiimkii Maxamed Siyaad Bare”

Nuxurka Warbixin Xiiso leh oo uu Wargeyska Washington Post Ka Diyaariyay Somaliland. “Waligay ma cafin doono Bambooyinkii ay na la dhaceen (Rajiimkii Maxamed Siyaad Bare)”...

Somaliland: 42 Victims of Siyaad Barre Regime Exhumed, Reburied

Forty-two more bodies were discovered today in a mass grave at the Biyo Shiinaha water wells some twenty-five kilometres or so to the north...

Somaliland: 42 Qof Oo Lagu Xasuuqay Dagaalkii 1988 Oo Xabaalo Wadareed Dib Loogu Aasay Hargeysa Saaka

Ku dhawaad 50 qof oo ka mid ahaa dadkii ay dawladii Siyaad Barre gobolada Somaliland ku xasuuqday sanadkii 1988-kii ayaa lafahoodii maanta galinkii hore...

Somaliland: Ninkii Siyaad Barre U Soo Shaqeeyay Waxa Ka Sii Xun Kii Intii Somaliland Jirtay U Doogsin Cararay

Waxa wax lala yaabo ah in nin aan dalkan taariikh hore iyo mid dambe toona ku lahayni uu maalin walba isku dhereriyo oo uu...