Tag: sixir bararka somaliland
Somaliland: Xukuumadda Oo Ku Fashilantay Meel-marinta Wareegtadii Sarrifka, Boqolka Dollar Oo Ku Siqaya Hal Milyan Oo Shillin Iyo Aamuska Laamaha Ay Khuseyso.
Qiimaha sarrifka Doollarka, ayaa halkii ugu sarraysay gaadhay tan iyo markii ay Xukuumadda Somaliland ka soo saartay go’aamada lagula dagaalamayo sicir-bararka Qiimaha lagu kala...
Somaliland: Maareeyaha Dahabshiil Group, Cabdirashiid Dahabshiil Oo Ka Hadlay Sicir-bararka Somaliland
Maareeyaha shirkada Dahabshiil Mr. Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale ayaa soo jeediyey in ganacsatada, xukuumada, shirkadaha telefoonada iyo shacabka oo midaysan, oon cadow isu-arkayn degdeg...
Somaliland: Madaxtooyada Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Guddida la dagaallanka Sicir-bararka iyo Qiima-dhaca Shilinka SL
Shalay oo ay taariikhdu tahay 29-01-2017, Guddida heer Qaran ee la Dagaallanka Qiima-dhaca Shilinka Somaliland iyo Sicir-bararka waxay kulan muhiim ah la yeesheen Shirkadaha...
Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Guddoomiye Ku-xigeenkii Sarrifleyaasha Hargeysa Oo Geeriyooday Isagoo Booliiska U Xidhan
Alle ha u naxariistii waxa Maanta Saldhigga dhexe ee Hargeysa ku dhex Geeriyooday Guddoomiye ku-xigeenkii Sarrifleyaasha Magaalada Hargeysa Cabdillaahi Cali Barre, kaasi oo isaga...
Somaliland: Sicir Bararka Oo U Muuqda Inuu Xadhkaha Sii Goosanayo
Sicir bararka ka taagan suuqyada kala duwan ee caasimadda Hargeysa, ayaa u muuqda inuu xadhkaha goosanayo, ka dib markii la waayay qorshe lagu hakiyo.
Sicir...
Somaliland: Ganacsatada Suuqa Waaheen Oo Shaaciyey Inay Joojinayaan Isticmaalka Shilinka Somaliland
Guddida ganacsatada suuqa weyn ee Waaheen, ayaa cabasho weyn ka muujiyey qiime dhaca ku habsaday shilinkii Somaliland, waxana ay shaaca ka qaadeen in haddii...
Somaliland: Baanka Dhexe Ee Oo Ku Guul Daraystay In Uu Hakiyo Is Bed-Bedelka Sarifka Lacagaha Qalaad
Sida ay cadaysay Rugta Ganacsiga iyo Warshada ee Somaliland oo maalin kasta soo saarta qiimaha sarifka lacagaha qalaad,iibka Xoolaha iyo Badeecadaha ayaa muujisay laba...
Somaliland: Madaxweyne Silaanyo Oo Xukuumadiisa iskugu yeedhay Shir lagaga Hadlayey ka Hortaga Qiima Dhaca Shilinka Somaliland.
Maanta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu Qasriga Madaxtooyada shir muhiima ah oo balaadhan ugu yeedhay dhamaan madaxda Xukuumada oo ka...