Wednesday, August 21, 2019
Home Tags Sixir bararka somaliland

Tag: sixir bararka somaliland

Somaliland: Daawo Barnaamijka Qanci Dadkaaga Iyo Dhibaatada Sixir Bararka Xadhkaha Goostay Ee Dalka Ka Taagan Oo Diirada La Saaray,Su’aalona Lagu Waydiiyey

Waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa barnaamijka Qanci Dadkaaga oo ka baxa telefeeshinka HCTV ,waxaana barnaamijkan Qanci Dadkaaga todobaadkan diiradda lagu saaray dhibaatooyinka uu sababay...

Somaliland: Oo Lacag Dollar Ah Dhex Gaysay Suuqa Sariflayaasha Hargeysa Iyo Qiimaha Dollarka Oo Maalmihii Ugu Dambeeyey Si Qunyar Ah Hoos Ugu Dhacay

Xukuumadda Somaliland ayaa sidii ay balantu ahayd waxa ay labadii Cisho ee ugu dambeeyay Gaadhi sida lacag dollar ah dhex gaysay Xarunta Suuqa Sariflayaasha...

Somaliland: “Sicir Bararka Siyaasad Xumo Iyo Fashilaad Xumo Xukuumadda Ah Ayaa Wax Lagaga Qaban Kari Waayay, Noloshii Iyo Maceeshadiina Meel Xun Ayay Maryaan”

Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiilada, Cabdiraxmaan Cismaan Caalin, ayaa ka hadlay Sicir Bararka,waxaanu tilmaamay in qorshe xumo dhinaca Xukuumadda ah ilaa hadda...

Somaliland: Maxaa Hortaagan Go’aankii Ay Xukuumaddu Dollar-Bararka Kula Dagaalamaysay, Maxaase Ka Jira Inay Xukuumadda Iyo Shirkadaha Ay Dollarka Ka Qaadanaysay Isku Seegan Yihiin Dhinaca Sicirka?

Sarrifka Lacagta Qalaad ee Dollarka ayaa suuqyada Somaliland halkii u saraysay ka maraya,Waxaana aan wali hirgalin Dhawaaqii Xukuumadda dhawaan ku sheegtay inay Dollar badan...

Somaliland: Suuqyada Hargeysa Oo Meelo Ka Mid Ah Laga Diiday Isticmaalka Shilinka Somaliland Iyo Qiimaha Sarrifka Dollarka Oo Xadka Ka Baxay

Qaar ka mid ah Meherada ganacsi ee kuyaala Suuqyada Waa weyn ee Magaaladda Hargeysa ayaa laga soo sheegayaa inay gabi ahaanba maalmihii u dambeeya...

Somaliland: Awood Uma Lihin Aanu Sixir Bararka Bartiisi Ku Celino Oo Aanu Doollarka Hoos U Dhigno” Guddoomiyah Baanka

“Ilaa saacaddan wasaaraduhu kharashaadkii ka bixi jirey shidaalkii mooyaane waa la wada xidhay, haddana Dollarkii ismuu taagin, halkaasna waxa ka muuqata inay jirto awood...

Somaliland: Qiimaha Doollarka Oo Gaadhay Halkii U Sarraysay, Silica Iyo Nolosha Adag Ee Dan Yarta Iyo Fashilka Xukuumadda Siilaanyo

Waxa maalinba maalinta ka danbaysa kor usii kacaya sarrifka qiimaha lacagta Dollarka oo gaadhaay abid halkii ugu saraysay taas oo marba marka kasii danbaysa...

Somaliland: Sariifka Doollerka Oo Maanta Cirka Maraye Iyo Ganacsatada Oo Astaa,,

Magaaladda hargaysa ayaa saaka halkii doolar lagu sarifayaa sideedkun iyo lix boqol “8600” oo shilinka Somaliland ah. Waxaana boqolkii doolar lagu sarifayaa 8600,000 waa...

Somaliland: oo Lacag cusub soo Daabacday, xillii sarrifkii Doolarku cirka isku sii shareerayo

Lacag ka badan Laba milyan oo Doolar oo lagula tacaali lahaa qiimaha Doolarka oo lagu soo daabacayo lacagta cusub Xukuumadda Somaliland ayaa dhawaan dalka keeni...

Somaliland: Telesom Oo Sii Wadata Tirtiridda Shilinka Somaliland, Awood Dhaqaalena Ku Hor joogsatay Go’aankii Madaxweynaha Ee Arrimaha Sicir-bararka

Shirkadda Is-gaadhsiinta ee TELESOM, ayaa diiday inay fuliso go’aankii uu dhawaan wareegtada kusoo saaray madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee ujeeddadiisu ahayd sidii wax looga qaban...