Saturday, May 25, 2019
Home Tags Saddexda xisbi qaran

Tag: saddexda xisbi qaran

Degdeg: Saddex Xisibi Qaran ee Somaliland oo si wadajira ah Baaq Nabadeed ugu Diray Beelaha ku Dagaalamay Deegaanadda Ceel-afweyn

Saddexda Xisbi Qaran oo Si Wada jir ah Baaq Nabadeed Ugu Diray Beelaha Walaalaha ah ee Ku Dagaallamay Deegaanka Darar-weyne. Hoggaanka saddexda xisbi qaran ee...

Somaliland: Daawo Komishanka Doorashooyinka iyo Saddexda Xisbi Qaran Oo Ku Heshiisiyay In Doorashadda Dib Loo Dhiggo

Shir ay wada yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Guddida Doorashooyinka Qaranka, Saddexda Xisbi Qaran ee Kulmiye, Waddani iyo UCID, oo lagaga arrinsanyo muddaynta Doorashooyinka Madaxtooyada, Golaha...

Somaliland: Kulankii Saaka Uu Madaxweyne Siilanyo La Qaatey Saddex Xisbi Iyo Kominshanka Doorashooyinka

Madaxweynaha Somaliland oo uu weheliyo ku xigeenkiisu waxaa ay saaka kulan la qaaten gudida doorashooyinka iyo musharaxiinta madaxweyne ee saddexda xisbi qaran . Kulankan ayaa...

Somaliland: Natiijada Kulan Hoggaamiyayaasha Axsaabta Iyo Abwaanadu Ka Yeesheen Xaaladda Siyaasadeed Ee Dalka

Abwaanada Qaranka Somaliland ayaa kulan gaar ah la yeeshay guddoomiyeyaasha saddexda xisbi Qaran, kulankaasi oo oo lagaga wada hadlay arrimo la xidhiidha xaaladda siyaasadda...

Somaliland: Saddexda Murashax Oo Mar Kale Kulankoodii Shalay Uu Ku Dhammaaday Natiijo La’aan Iyo Faysal & Cirro Oo U Muuqda Inay Jaanta Isla Heleen

Saddexda murashax madaxweyne ee saddexda xisbi ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirr) iyo UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa ku duuldaraysay...

Somaliland: “Waanu wadnaa farsamadii lagu gaadhayay in doorashada Madaxweynuhu ku qabsoonto 2017-ka”

“Waxay noo sheegeen (Komishanka) in doorashadu wakhtigeedii ku qabsoomayso oo jadwalkoodu sidoodii yahay” Muuse Biixi Guddida Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shalay kulan ay ugu yeedheen...

Somaliland: Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran Oo Ka Warbixiyay Ujeedada Kulan Ay La Yeesheen Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland

Masuuliyiinta saddexda xisbi qaran ayaa ka warbixiyay ujeedada uu daranaa kulan ay maanta la yeesheen guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland.  

Somaliland: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Kulan Khaas Ah La Yeeshay Saddexda Xisbi Qaran Iyo Guddiga Doorashooyinka.

Maxkamada sare ee Somaliland ayaa waxaa u maanta kulan deg deg ah isku yeedhay madaxda saddexda xisbi qaran ee Somaliland iyo gudida doorashoyinka. Gudoomiyaha ayaa...

Somaliland: Xukuumadda Iyo Xisbiyada Qaranka Oo Isla Qaatay In Diwaan-galinta Laga Bilaabo Deegaamada Lagu Muransan Yahay.

Xukuumadda Somaliland, hoggaanka xisbiyada qaranka iyo komishanka doorashooyinka oo isla qaatay diwaangalinta codbixiyeyaasha laga bilaabo deegaamada lagu muransan yahay ee waqooyiga Hargaysa. Gudida doorashooyinka ,...

Somaliland: Madaxtooyadda Somaliland Oo Ka Hadashay Kulankii Dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xisbiyada Qaranka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo uu wehelinaayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabiley...

Latest Posts

MOST POPULAR