Sunday, June 7, 2020
Home Tags Md. Cali Khaliif Galaydh

Tag: Md. Cali Khaliif Galaydh

Somaliland: Xogo Kasoo Baxaya Kulan Uu Maanta Horjooge Cali Khaliif Galayda Qasriga Madaxtooyada Somaliland Kula Qaadanayo Madaxwaynaha Somaliland

Horjoogaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh oo shalay safar sanqadh yari ah magaalada Hargeysa kusoo galay ayaa waxa la filayaa in uu maanta...

Somaliland: Daawo Cali Khaliif Oo Hargeysa Soo Gaadhay Isaga Oo Ku Sugnaan Doona Maalmo Koban + Ujeedad Socdaalkiisa

Daawo Cali Khaliif Oo Hargeysa Soo Gaadhay Isaga Oo Ku Sugnaan Doona Maalmo Koban + Ujeedad Socdaalkiisa

Somaliland: Siyaasiyiinta Kasoo Jeeda Buuhoodle Oo Ku Cartamay Awooda Deegaanada Buuhoodle Iyo Xaalad Car Iyo Weri Oo Ka Taagan Magaalada Buuhoodle + Cali Khaliif Oo U Hanj

Siyaasiyiinta Kasoo Jeeda Buuhoodle Oo Ku Cartamay Awooda Deegaanada Buuhoodle Iyo Xaalad Car Iyo Weri Oo Ka Taagan Magaalada Buuhoodle+Cali Khaliif Oo U Hanjabay...

Somaliland: Kooxda Khaatumo Oo Ka Jawaabay Hanjaabaddii Uu Maxamuud Xaashi Ugu Goodiyay Beelaha Dhulbahante.

“Inaanu Idin Layno Oo Maydkiina Daadino Ayuunbaa Noo Hadhsan..” Maxamuud Xaashi “Anagu 1992-kii Markii Beesha Isaaq Burco, Berbera iyo Sheekh Ku Dagaalamaysay Waanu Ka Xumayn...

Somaliland: Maxay Ku Soo Dhamaadan Wada-Hadaladii Somaliland Iyo Maamulka Khaatumo

Magaalada Caynaba ee xarunta gobalka Saraar waxaa habeenkii xalay ahaa yimid madaxweynaha maamulka Khaatumo cali Khaliif Galeydh iyo wafti uu hogaaminaayo Horjooge Cali Khaliif ayaa...

Somaliland: “Annaga Reer Buuhoodle Nooma Roona, Anigana Waxa Ay Ii Haystaan Sidii Mus-Cagaleydii Oo Kale

Hoggaamiyaha kooxda Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh, ayaa si weyn uga calaacalay dhibaatada iyo hagardaamada joogtada ah ee ay ku hayaan nabad-diidka ku dhaqan...

Somaliland: Xiisad Ka Taagan Deegaano Ka Tirsan Buuhoodle + Cali Khaliif Oo Aan Mudo Soo Galin Magaaladda Buu,,

Warar Saaka naga soo gaadhaya magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn soona gaadhaya Wargane ayaa waxay sheegayaan in horjoogaha kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh...

Somaliland: Ciidamadii I Hor Isteegay Inan Duulo Waxa Soo Laalushay Maamulka Puntland

Hogaamiyaha kooxda Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa isaga oo ku sugan wadanka Djibuuti waxa uu ka hadlay ciidankii ka hor istaagay garoonka diyaaradaha...

War Deg Deg Ah: Cali Khaliif Oo Imika Soo Cago Dhigtay Caasimada Hargeysa Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

Horjoogaha kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh iyo wafti uu hogaaminayo ayaa goordhawayd soo gaadhay magaalada Hargeysa ee caasimada dalka Somaliland. Sida Ay Helayso Shbakada...

Somaliland: Wada-Hadaladii Somaliland Iyo Maamulka Khaatumo Oo Wajigiisi Labad Ka Furmay Dalka Jibouti

Wada hadalkii u bilaabmay dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo ayaa la filayaa inuu wajigiisii labaad todobaadkan gudahiisa ka bilaabmo dalka Jabuuti. Waxaana wada hadalkan uu...

MOST POPULAR