Wednesday, May 22, 2019
Home Tags Maxkamadda Sarre ee JSL

Tag: Maxkamadda Sarre ee JSL

Somaliland: Bahda Garsoorka iyo Dawladda Hoose Hargeysa oo Xal U Radinaaya Mushkiladda Dacwadaha Dhulka

Bahda Garsoorka iyo Dawladda Hoose ee Hargeysa, ayaa kulan lagaga arrinsanaayey dhibaatooyinka dacwadaha dhulka ka dhasha ku yeeshay  Shalay Xarunta Maxkamadda Sare ee Somaliland. Guddoomiyaha...

Somaliland: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Sulux Ku Dhameeyay Dhul 24 Sanno La Isku Haystay

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa ku guulaystay inuu sulux ku dhammeeyo dhul 24 sannadood ay laba qoys...

Somaliland: Madaxda Maxkamadaha Rafcaanada Dalka Oo Ka Qayb Galay Shirka Dib U Eegista Garsoorka

Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland ayaa furay shirka dib u eegista iyo qiimaynta garsoorka oo ay ka soo qayb galeen dhammaanba guddoomiyahaasha Maxkamada ee...

Somaliland: Maxkamadda Sare ee Somaliland oo xukuno Dil iyo xadhig isugu jira ku riday Kooxdii Dilalka ka fulin jirtay Laascaanood

Kooxdan Dilka lagu xukumay dadkay Dileen waxa ku jiray Wariye Axmed Saki Ilyaas Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa 23/02/2016-ka xukuno Dil iyo xadhig isugu jira...

Somaliland: Mid ka Mid ah Saraakiishii Siyaad Barre ee ku Eedeysan Xasuuqii loo Geystay Shacabka Somaliland oo Farriin u soo diray Madaxweynaha, Baarlamaanka & Maxkamadda Sare ee Somaliland

Hay’adaha Caalamiga ah ee Amnesty Internatiol iyo Human Rights Watch oo diiday Codsi uu u dirtay Mid ka mid ah Saraakiishii Milletariga ee Dawladdii Maxamed...

Somaliland: Guddoomiyaha Maxakamadda Sare Ee Kenya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Guddoomiyaha Maxakamadda Sare Ee Somaliland

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Kenya Dr. Willy Mutunga ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo ta Dastuuriga ah ee Jamhuuriyada Somaliland Prof....

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo Oo Kulan La Yeeshay Garsoorayaasha Maxkamada Sare & Gudida Cadaalada.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta kulan dardaaran ah la qaatay garsoorka maxkamadda sare iyo gudidda cadaalada Somaliland oo ay...

Deg-Deg: Maxkamada Somaliland Oo Go’aamo Ka Soo Saartay Muranka Siyaasadeed Ee Xisbiyada iyo Xukuumada

Maxkmada sare ee Somaliland ayaa saaka soo saartay go'aamo lagu sharciyeeyey fasiraadii todobaadkii hore uu madaxweyne Siilaanyo u gudbiyey maxkamada ee uu maranka siyaasadeed...

Somaliland: “Maxkamadda Sare Go’aankeeda Waanu Aqbalaynaa Cid Walbana Waa Ku Khasab” Muuse Biixi

‘Maxakamadi Haddii ay Wax Goyso Waa Inaad Ixtiraamto Waana Tii Ka Gar Naqday 80- ka Cod Ee Kulmiye Ku Waayay Ee La Ogolaaday’ Faysal Cali...

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo oo seefta la dhex-mary Garsoorayaasha Maxkamadda Sare Xilka qaadis iyo Magacaabisna ku sameeyay

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu JSL/M/XERM/249-3438/072015 xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey Garsooreyaasha maxkamada sare. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka...

Latest Posts

MOST POPULAR