Wednesday, June 19, 2019
Home Tags Marwo Aamina Waris

Tag: Marwo Aamina Waris

Somaliland: Daawo Dardaaranka Ay Marwada Qaranku U Dirtay Hablaha Somaliland

Marwada Koowaad ee Qaranka Somaliland Marwo Aamina Waris Xaaji Maxamuud Jirde ayaa waxaa ay goor dhaweyd warbaahinta kala hadashey shacbiga Somaliland gudo iyo dibad...

Somaliland: Mudaharaad Hadda Ka Istaadhmay Afaafka Hore Ee Hudheelka Marwada Madaxwaynaha Somaliland Marwo Aamina Waris

Waxa hadda gudaha magaalada Hargeysa gaar ahaana afaafka hore ee hudheelka marwada Madaxwaynaha Somaliland Marwo Aamina Waris ka dhisanayso magaalada Hargeysa ka bilaabmay mudaharaad...

Somaliland: Marwadda Koowaad oo Iftiimisay in Madaxweyne Siilaanyo Kalsooni u doortay Muuse Biixi

Marwada koowaad oo ka hadashay arrin ay sheegtay in xisbiyada mucaaridku ku andacoodaan, bulshadana ka codsatay inay codka siiyaan KULMIYE “Sida runtu tahay hawlo badan...

Somaliland: Wasiir Xukuumadda Ka Tirsan Oo Guul-Wadenimo U Gaysay In Uu Marwada Qaranka La Doonto Hawl Aanay Shaqo Ku Lahayn, Sheegayna In Ay Xeererka Dalka Wax Ka Samayso

Wasiir Sheegay In Marwo Aamina Weris Gacanta Ku Hayso Mid Ka Mid Ah Xeerarka Horumarineed Ee Wasaaradaha Dalka + Doodo Iyo Falan-Qayn Sharci Oo...

Somaliland: “Tartan Xalaala Aynu Tartano Marka Ay Doorashadu Bilaabanto, Innaga Oo Aan Is Jiid Jiidanayn” Marwo Aamina Waris

Marwadda Koowaad ee Jamhuuriyadda Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde, ayaa ku baaqday in doorashooyinka madaxtooyadda iyo wakiiladda ee lagu wado inay dalka ka...

Somaliland: Marwada koowaad ee Qaranka Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde ayaa Maanta Gabiley ka fulisay Mashaariic kala duwan oo isugu jirta Xadhig ka jarid, Kormeer guud iyo Deeqo kala duwan oo ay marwadu bixisay + Gurmadka Abaaraha.

Wafti balaadhan oo ay hogaaminaysay Marwada koowaad ee Madaxwaynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Marwo Aamina Sheekh Maxamed jirde oo ay wahelinayeen Wasiirka Maaliyada Marwo Samsam...

Somaliland: Marwada Qaranka Oo la kulantay Madaxda Hay’ada Samo Falka Ireland

Marwada Qaranka Somaliland oo ka mid ah Weftiga uu hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland ee socdaalka shaqo ku jooga dalka Ireland,ayaa ku dhiiri galisay hay,adda dhanka...

Somaliland: First Lady Meets with Irish International Charity group Officials

Somaliland First lady Amina Waris Sheik Mahmoud Jirde currently accompanying President silanyo on a state visit to the Republic of Ireland met on Tuesday...

Somaliland: Marwadda Koowaad Iyo Masuuliyiin Kale Oo Gurmad Gaadhsiiyay Degmadda Agabar

Marwadda koowaad ee qaranka Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde (Aamina-weris), oo ay weheliyaan gudoomiyaha xisbiga KULMIYE iyo xubo wasiirro ah ayaa maanta caawimo...

Ethiopia: Marwada Koowaad Itoobiya Oo Kulan La yeelatay Marwadda Koowaad ee Somaliland

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde oo qayb ka ah Weftiga Balaadhan ee uu hogaaminayo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ee...

Latest Posts

MOST POPULAR