Friday, December 2, 2022
Home Tags Magaalada Laascaanood

Tag: Magaalada Laascaanood

Somaliland: Xubno Saraakiil Ciidan Iyo Xildhibaano Iskugu Jira Oo Ka Socda Maamulka Puntland Oo Ku Sugan Deegaanka Widh-widh Ee Gobolka Sool Iyo Ujeedada Socdaalkooda

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in shalay galinkii danbe ay deegaanka Widh-widh ee gobolkaasi ay soo...

Somaliland: Xaalada Laascaanod Oo Maraysa Meel Halis Ah, Oo Ay Joogan Ciidamadi Puntland + Kuwi Somaliya + Colaad Ka Taaga,,

Xaalada Magaalada Laascaanod Oo Maraysa Meel Xun Goor ay ka sitadhan yihiin colaado joogto ah iyo ciidamadi puntland oo abaaaraha ka jira awgad uso galay...

Somaliland: Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hir Geliyey Magaalada Laascaanood

Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo wefti oo horkacayey oo ka socda Xukuumadda Somaliland ayaa shalay xadhiga ka jaray Mashruuca Cadceeda...

Somaliland: Wasiiro Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo Gaadhay Deegaanada Colaada Ee Koonfurta Gobolka Sool Iyo Wafti Xukuumadda Somaliland Ka Socda Oo Ku Sugan

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool soona gaadhaya Wargane ayaa waxay sheegayaan in deegaanada ay colaada Sokeeye ka taagan tahay ee...

Somaliland: Xaallad Ka Taagan Mas’uuliyiin Lixdameeyo Maalmood Ku Jira Xabsiga Laascaannood Iyo Waxgarad Sheegay In Shaadh Dawladeed Loo Adeegsaday

Masuuliyiinta Shirkadda Adeega Tamarta Siisa Magaallada Laascaannood Oo   Labba Bilooda Xidhan Iyo Maxkamada Gobolka Sool Oo Ka Hadashay Shacbiga ku dhaqan magaalada Laascaannood Ee gobolka...

Somaliland: Daawo Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadashay Dil Ka Dhacay Magaalada Laascanood

Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadashay Dil Ka Dhacay Magaalada Laascanood + Muuqaal.

Somaliland: Daawo Ku Dhawaad 3 Qof Oo Ku Dhaawacmay Iska Hor-imaad Magaalada Laascaanood Ku Dhex-maray Laba Shirkadood.

Ku dhawaad 3 qof ayaa ku dhaawacmay iska hor-imaad Magaalada Laascaanood ku dhex-maray laba shirkadood oo kuwa laydhaka ah

Somaliland: Cisbitaalka Laas-caanood oo Lagu Dawaynayo Dad Sumoobay

Afar qof oo la sheegay in ay ku sumoobeen raashin ay cuneen ayaa shalay la soo gaadhsiiyay cisbtilaalka Manhal ee magaalada Laascaanood ee xarunta...

Somaliland: Saddex Qof oo ku Dhintay Mudaharaad Rabshado Isu Bedalay oo Shalay ka Dhacay Magaaladda Laascaanood

Saddex qof ayaa ku geeriyooday dhawr qof oo  kalena way ku dhaawacmeen mudaharaad  rabshado isu bedalay  oo shalay ka dhacay magaaladda Laascaanood ee xarunta...

Somaliland: Dibad-baxyo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Magaalada Laascaanood.

Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta ay dibad-baxyo rabshada wata oo laga soo horjeedo dilal maalmihii...

MOST POPULAR