Monday, March 25, 2019
Home Tags Madaxweyne ku xigeenka jsl

Tag: madaxweyne ku xigeenka jsl

Somaliland: Madaxweynaha Somaliland oo Salaaddii Jimce la Tukadey Shacbiga Ceerigaabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ku sugan Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag, kuna guda jira safarkiisi la magac baxay Tabantaabo oo...

Somaliland: Madaxweyne Ku-xigeenka JSL Oo Dhaawac Ka Soo Gaadhay Lugta Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Gurigiisa Ku Booqday.

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici ayaa waxaa uu dhaawac jabniin ah loo badinaayo in uu yahay waxaa uu ka soo gaadhey...

Somaliland: Ku-Simaha Madaxweynaha Oo Farta Ku Fiiqay Halka Laga Qaniinay Xisbiga WADDANI Iyo Isha Ay Kasoo Burqatay Waabeyda Sumaysan Ee Kala Ir-dheysay Hoggaankoodii

Waxaa Uu Eedo Culus U Jeediyey  Kooxdii Xirsi Hoggaaminayey ee WADDANI Ku Caariday  “Xisbiga WADDANI Wuu Fashilmay Wuxuuna Ku Fashilmay Tallaabadiisii Koowaad Ee Uu Kusoo...

Somaliland: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Soo Kormeeray Kalasharka Cusub Ee Dawlada Hoose Hargeysi Hirgelisay

ku simaha madaxweynaha Somaliland oo ay wehelinayaan maayarka caasimada, wasiiro iyo xildhibaanada golaha deegaanka hargeysa ayaa maanta kormeer ku tegay wershada iyo kalasharka cusub...

Somaliland: M-Weyne Ku Xigeenka Somaliland Oo La Kulmay Safiir Ku Xigeenka Holland u Fadhiya Kenya

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (saylici), ayaa shalay xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ka socday dawladda Holland oo uu hogaaminayay safiir...

War Deg Deg Ah:-Madaxwayne Siilaanyo Iyo wafti Uu Hogaaminayo Oo Goor Dhawayd Safar Ugu Baxay Magaalada Berbera

Wararka hada nasoo gaadhaya soona gaadhaya xafiiska warqabadka shabakada Warganenews ayaa sheegaya in saaka madaxwayanaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iy wafti uu hogaaminayo...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Afgambigii Fashilmay Ee Ka Dhacay Dalka Turkiga Oo Uu Wakhtigaa Ku Sugnaa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ay weheliyaan Marwada Koowaad ee Qaranka, Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde iyo Xoghayaha gaarka ah ee...

Somaliland: Xukuumadda Oo Sharaxaad Ka Bixisay Socdaal Madaxweyne Siilaanyo Ku Tagayo Jabuuti Iyo UAE

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefdi uu horkacayo ayaa u baqoolaya labada dal ee Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE). Socdaalka Jabuuti, Madaxweynaha, Mudane Axmed...

Somaliland: Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Waraysi Gaar Ah Kaga Hadlay Wejiga Labaad Ee Abaaraha, Muunaynta 25 Guuradda Iyo Qoddobo Kale

Madaxweyne ku-xigeenka  Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici),ayaa ka hadlay ahmiyadda Diiwaan gelinta codbixiyeyaashu ay  u leedahay Somaliland iyo hadafka lagu gaadhayo ee ay...

Somaliland: Madaxwayne Ku Xigeenka Oo Xafiiskiisa Kula Kulmay Wafti Ka Socda Ururada Samafalka Oo Ka Socda Dawlada Kuwait

Madaxwayne ku xigeenka  Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane.  Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xafiiskiisa kula kulmay wefti ka socda Urur samafala kana socda dawladda Kuwait. Madaxweyne ku...

Latest Posts

MOST POPULAR