Monday, May 20, 2019
Home Tags Lionel Messi

Tag: Lionel Messi

Kahor Dhammaadka Sanadkan 2018, Muxuu Yahay Rekoodhka Ugu Weyn Ee Uu Hiigsanayo Rekoodh Jabiye Lionel Messi?

Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay caan ku noqday jabinta iyo burburinta rekoodhada ugu waaweyn kubadda cagta gaar ahaan kuwa...

Lionel Messi oo isku diyaarinayaa hogaaminta kooxda Barcelona xili ciyaareedka cusub

Barcelona ayaa waxay isku diyaarineysaa inay markale dib ugu soo dhaweyso xidigeeda reer Argantina ee Lionel Messi. Lionel Messi ayaa lagu wadaa in uu dib...

Madaxwaynaha Barcelona oo ku kalsoon in Messi uu ciyaaraha uga fariisanayo Barcelona

Madaxwaynaha kooxda Barcelona ee Josep Maria Bartomeu ayaa ka hadlay heshiis kordhinta Lionel Messi. Laacibka xulka Argentina ayaa la baahiyay inuu heshiis la gaaray maamulka Barcelona...

Sandro Mazzola Oo Aaminsan In Mid Ka Mid Ah Kooxaha Talyaaniga Ay Awooddo Iney Soo Iibsato Lioenl Messi, Ma Ac Mise Inter?

Lionel Messi waxaa lagu qiimeeyaa ciyaariyahanka aduunka ugu qaalisan markey noqoto in kooxi damacdo iibkiisa, balse ciyaariyahankii hore kooxda Inter Milan Sandro Mazzola ayaa aaminsan...

“Waxaa Nahay Rajo La’aan” Diego Maradona Shaki Galinaya Rajada Argentina Ee Koobka Aduunka La’aanta Lionel Messi.

Halyeyga qaranka Argentina Diego Armando Maradona ayaa shaki galinayaa hadii qarankiisa ay soo gaari karaan Russia oo lagu qaban doono koobka Aduunka sanadka 2018...

Halkee Lakala Marayaa Tartanka Loogu Jiro Kabta Dahabka Gooldhalinta Qaaradda Yurub? Yaase Hogaaminaya?

Tartanka loogu jiro kabta dahabka gooldhalinta horyaalada yurub ayaa meel xiiso leh maraya Lionel Messi ayaana hogaanka sii dheereystay kadib markii uu laba gool...

Lionel Messi Oo Labo Gool Kaliya U Jira Rikoor 500 Gool Ah Xilli Ay Barcelona Ay Wajaheyso Juventus & Real Madrid

Xiddiga kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa qarka u saaran inuu mar kale isku qoro taariikhda kooxda Barcelona, isagoo noqonaya xiddigii ugu horeeyay ee 500...

“Waa Xidigeena Ugu Weyn, Wuuna Ka Wanaagsan Yahay Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo” Romario

Halyeeygii hore qaranka Brazil – Romario ayaa aaminsan in Neymar uu yahay xiddiga ugu fiican aduunka isagoo ka horeeya saaxiibkiisa Barcelona Lionel Messi iyo...

Real Madrid & Barcelona Oo La Nasin Doono Ramos & Pique Kulamada,,,

Zinedine Zidane ayaa nasin doona kabtankiisa Sergio Ramos mana ka qeyb qaadan doono kulanka ay kooxdiisa soo dhaweyneyso Alaves xilli ay taam u yahiin...

Barcelona Oo Heshiis Kordhin Aad U Weyn U Sameyneysa Lionel Messi Si Uu Qandaraas Cusub U Saxiixo

Isbadalka macalin ee ka dhacay kooxda Barcelona ayaa qasbaya in  Lionel Messi uu ka fiirsado qandaraas cusub uu ka saxixo garoonka Camp Nou laakin...

Latest Posts

MOST POPULAR