Tag: Kulmiye

Browse our exclusive articles!

Somaliland: Xisbiga KULMIYE Oo War-saxaafadeed Kasoo Saaray Go’aamada Kasoo Baxay shirkii Awr-boogays

Xisiga talada xukuumadda Somaliland haya ee Kulmiye ayaa soo dhaweeyay go’aamada kasoo baxay shirkii Awr-boogays ee ay wadayeesheen xukuumadda Somaliland iyo beelaha deegaankaasi dega....

Somaliland: Shirkii Shalay,Dooddii Kulmiye,Dabuubtii Waddani,Duurxulkii Ucid Iyo Heshiiskii Cirro,Faysal Iyo Muuuse Biixi

Saddexda xisbi qaran oo ay dhex joogeen xubno matalayay ururada loogu yedho bulshada rayidka ah ayaa shalay kulan ay ku yeesheen xarunta akadamiyada nabada...

Somaliland: “Xukuumadda KULMIYE Wey Ku Ammaanantay Derajada Ciidanka, Waxaanse Leeyahay Bixinteeda Qabyaallada Ha Laga Daayo” Sheekh Aadan Siiro

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Zakaatul-fidriga, Maaddaama oo lagu jiro Gabogabada Bisha Barakaysan ee Ramadaan. Sheekhu...

Somaliland: Gudoomiye Muuse Biixi Oo Guddiyo Fulineed u Magacaabay Laba Gobol Oo ku Weyn Xisbiga KULMIYE

Guddoomiyaha xisbiga tallada dalka haya isla markaana ah murrashaxa madaxweynaha ee KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta magacaabay guddiyadda fulinta ee gobollada Togdheer iyo...

Somaliland: Hoggaanka KULMIYE oo Wareejiyey Wejigii labaad ee Koobab Iyo Billado Xisbigu ugu Deeqay Tartannada Ramadaanta

Hoggaanka xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ayaa wejigii labaad ee koobab iyo billado xisbigu ugu talogalay kooxaha ku guulaysta tartamada bisha barakaysan ee Ramadaan ku...

Popular

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...

Ethiopian Military Leadership Arrives in Jigjiga for the 47th East Command Anniversary

Top brass of the Ethiopian National Defense Forces has...

Subscribe

spot_imgspot_img