“Waxaan Maalin Dhawayd Dhegeystay Nin Buur-Madow La Yidhaahdo Oo Boqor Lagu Sheego Oo Habeen Dhawayd Faanaya, Haddaanu Reer Hargeysanahayna Baruuryo Gacmaha Kuma Sidano Ee...
Gudoomiye Muuse Biixi Waxa uu ka hadlay weerarkii dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho.
Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha...
Xisbul-xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey dhallinyaro iyo aqoonyahan kasoo jeeda gobolka Gabiley, gaar ahaan degmada Allay-baday oo hore uga tirsanaa...