Thursday, May 23, 2019
Home Tags Khilaafka Ucid

Tag: khilaafka Ucid

Somaliland: Muj. Cali Guray Oo Sheegay In Uu Dhamaadey Khilaafkii Xisbiga UCID Ee Labada Garab U Kala Jabiyey

Muj. Cali Guray Oo Sheegay In Uu Dhamaadey  Khilaafkii Xisbiga UCID Ee Labada Garab U Kala Jabiyey

Somaliland: Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Bari Axada Ku Dhawaaqi Doonta Go’aankii Dacwada Xisbiga UCID.

Maxkamada sare ee Somaliland ayaa waxaa ay muddeysay wakhtiga ay go,aanka ka soo saari doonto khilaafka xisbiga UCID oo ay dhegaysigeeda ay bilowdey maalintii...

Somaliland: Go,aanka Ay Maxkamada Sare Ee Somalilad Ka Soo Saari Doonto Khilaafka Xisbiga UCID Oo Loo Dhegtaagayo Iyo Mowqifka Labada Dhinac

Maxkamada Dastuuriga Somaliland ayaa la filayaa inay Maalinta isniinta ee todobaadkan ay xal kasoo saarto khilaafkii dacwada Xisbiga UCID ee ka dhaxeeyay Labada Garab...

Somaliland: “Waxaan Rabnaa In Natiijo Cadaaladeed Ka Soo Baxdo Dacwaddan Xisbiga UCID” Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Somaliland Aadan Xaaji Cali Ayaa Ka Hadlay Dacwadda Xisbiga Mucaaradka ah UCID.  

Somaliland: Maxkamadda Sare Oo Axada Bilaabaysa Dacwadii Xisbiga UCID

Maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Axada bilaabaysa dhagaysiga dacwadda xisbiga UCID, ka dib markii uu guddoomiye Faysal Cali Waraabe rafcaan ka qaatay go’aan...

Somaliland: Cali Guray Oo Farta Ku Fiiqay Tuugnimada Faysal Cali Waraabe

Guddoomiyaha Saddexad Ee Xisbiga Ucid Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray Oo Imika Qoraal Kuban Soo Dhigay Barta U Ku layahay Facebooga Faysal Cali Waraabe...

Somaliland: Maxkamadda Sare Oo La Filayo Inay Badhtamaha Todobaadkan Guda Gasho Dacwadii U Dhaxaysay Gudoomiye Faysal Iyo Musharax Jamaal

Warar xog ogaal ah ayaa sheegaya in Maxkamadda sare ee Somaliland la filayo inay ku guda jirta in todobaadkan ay bilowdo garnaqa dacwad u...

Somaliland: “Isagu Wuxu Gudoomiye Ku Yahay Xeerka UCID,Hadii Aanu U Hogaansamin Taa Macnaheedu Waxa Weeye Isaguna Gudoomiye Maaha”.Cali-Guray Oo Si Adag Uga Hadlay Warqad Shalay Gudoomiye Ka-Gudbiyay.

BUUXINAYA INTAYSE XILKEEDU KU EGYAHAY. Waxa sheegaya Q.26 Xeerka UCID waana sidan 1. Hogaanka sare ee Xisbigu waxa uu ka koobnaanaya lix xubnood oo kala ah: a....

Somaliland: Garabka Ucid Ee Jamaal Oo Ku Eeddeeyay Faysal Inuu Ka Raad Gadanayo Qabsoomidda Shirkii La Muddeeyay

Garabka xisbiga Ucid ee uu hogaamiyo musharaxa Madaxwaynaha ee xisbigaa  aJamaal Cali Xuseen ayaa shalay mar kale qoraal ka dhan ah gudoomiye Faysal Cali...

Somaliland: “Jamaal Cali Xuseen Oo Magacaabay Shan Xubnood Oo Uga Qayb Galaya Shirka+ Faysal Oo Qadacay Hashiiski Gudida”

Garabkii Jamaal Cali Xuseen Oo Magacaabay Shan Xubnood Oo Uga Qayb Galaya Qaban Qaabada Shirwayanha Xisbiga+Magacyada Shanta Xubnood Iyo Warar Sheegaya In Garabkii Gudoomiye...

Latest Posts

MOST POPULAR