Wednesday, April 24, 2019
Home Tags Guddida Abaaraha Somaliland

Tag: Guddida Abaaraha Somaliland

Somaliland: Madaxweyne ku-xigeenka Oo Qaabiley Wefti Uu Hogaaminayo Wakiilka Somaliland iyo Somalia Ee Hay’adda FAO.

Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaacii (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wakiilka Somaliland iyo Soomaaliya Mr Richard Trenchard ee Hay’adda...

Somaliland: Xukuumadda iyo Guddida Abaaraha oo raadinaya bakhaaro ay mucaawinooyinka ku kaydiyaan

Xukuumadda Somaliland iyo guddida Abaaraha ayaa Dalka dhan ka la’ bakhaar ay dhigaan Deeqaha Raashinka ah ee Dadka abaaruhu ku dhufteen loo dhigo mucaawinooyinka...

Somaliland: Guddiga Abaaraha Iyo Madaxa Weftigii Mucaawinada Sucuudiga Oo Ka Hadlay Munaasibad Lagu Soo Gabo-gabeeyey Qaybinta Taakulada Gobolka Maroodi-jeex

Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee JSL  Sh Khaliil Cabdilaahi  Axmed iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qaybgalay munaasabad ay gudiga abaaraha ee heer Qaran...

Somaliland: Xukuumadda Oo Laga La’yahay Halkii Milyan Ee Ay U Ballan Qaaday Abaaraha Dalka Ka Taagan Iyo Guddida Abaaraha Oo Ku Hungoobay Kulamo Ay La Yeesheen Masuuliyiinta Lacagta Dawlada

Lacagtii Xukuumadda Madaxweyne Siilaanayo u balan qaaday inay ku darayso Deeqaha loo ururiyay Dadka Abaaruhu saameeyeen ee Somaliland ayaan wali laga hayn,waxaana la sheegay...

Somaliland: Dahabshiil Group oo Lacag dhan $80,000 Kun Dollar ugu Deeqay Taalukada Gurmada Abaaraha Somaliland

Shirkaddaha Dahabshiil Group, ayaa lacag dhan $80,000 dollar (sideetan kun oo dollar) ugu deeqday taakulada loogu jiro gurmad lala gaadho dadka ay saamaysay abaarta...

Somaliland: “Abaaruhu Waxay Saameeyeen In ka Badan 90,000 Oo Qoys” Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta

Xukuumadda Somaliland iyo Hay’addo Islaami ah oo ka soo jawaabay Baaqii ay hore xukuumadu ugu dirtay dalalka Imaaraadka Carabta iyo Sucuudiga ayaa si wad...

Somaliland: Guddida Abaaraha iyo Wefti Imaaraad-ka ka socday oo Bilaabaya Wejiga Labaad Ee Taakulaynta Dadka Abaaraysan

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil saylici oo ah gudoomiyaha gudida uu madaxweynaha Somaliland u saaray abaaraha sameeyey gobolada dalka qaarka mida...

Somaliland: Madaxweyne kuxigeenka oo isugu yeedhay Hay’adaha Samafalka.

ulan Laga Hadlaayey Sidii Hay’addaha Samafalku uga Qeyb Qaadan Lahaayeen Gargaarka Abaaraha Saameeyey Gobolada Galbeedka Somaliland oo uu shir gudoominaayey madaxweyn eku xigeenka Ayaa...

Somaliland: Guddida Abaaraha Oo Ha’yadaha Ugu Baaqay Taakulaynta Dadka Abaaruhu Hayaan

Gudidan oo ka kooban lix wasaaradood oo ay ka mid yihiin wasaaradaha beeraha, deegaanka, xanaanada xoolaha, caafimaadka, arimaha gudaha iyo qorshaynta ayaa waxa gudoomiye...

Latest Posts

MOST POPULAR