Thursday, May 23, 2019
Home Tags Golaha Wakiiladda JSL

Tag: Golaha Wakiiladda JSL

Somaliland: Xildhibaan Xaamud-ka Golaha Wakiilada Oo Soo Bandhigay Khiyaamooyin Qaran Oo Cirro Uu Ku Kacay Mudadii uu xilka ku fadhiyey

Xildhibaan Xaamud Cismaan Cigaal  oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilda Somaliland ee laga soo doortay Gobolka Saaxil, ayaa ku tilmaamay Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed...

Ergadii Guddoomiye Saleeban Oo Guuldaraysatay Iyo Fadhiga Saaka Ee Golaha

Waxa guuldaraysatay ergo dhexdhexaadin ah oo uu guddoomiyaha golaha guurtida Md. Saleban Maxamuud Aadan ka dhex waday labada garab ee golaha wakiilada ee isku...

DegDeg: Mooshin Xil-kaqaadis ah iyo Doorashadii Gudoomiye ku Xigeenka Wakiiladda Somaliland oo Dib loo dhigay.

Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiiladda Somaliland Mudane Baashe ayaa goordhawayd kala diray Golahii Wakiiladda, isla Markaana Dib u dhigay Doorashadii gudoomiye ku xigeenka Koowaad...

Somaliland: Golaha Wakiilada Oo Fadhigii Saaka Ansixiyey Masuuliyiinti Dhaween La Magacabey

Golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay fadhigoodii saaka ku ansixiyeen wasiiro cusbaa oo uu dhawaan madaxweyne Siilanyo magacaabey . Wasiirada ay xildhibanadu ansixiyeen ayaa waxaa...

Somaliland: “Aniga Saddex Nin Ima Qabaan, Ninka Boqorka Ah Ee Yidhi; ‘Waa Naagtaydii’ Waa Beentii, Qofna Xidhiidh Lama Lihi..”

Xildhibaan Huda Axmed Cali Xildhibaan Huda Axmed Cali oo ka tirsan Xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isla markaana ka soo jeedda Gobolka Sanaag...

Somaliland: Guddoomiye Baashe Oo U Sacabo Tumay In Wakiiladu Ansixiyaan Wada Hadalada Khaatumo Iyo Xildhibaan Saleban Cali Koore Oo Cambaareeyay

Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax, ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Khaatumo, oo shalay Golaha Wakiiladu ansixiyey, waxaanu...

War Deg Deg Ah: Golaha Wakiilada Oo Ansixiyey Bangiyada caalamiga Fadhigii Saaka

Fadhigii saaka ee ay yeesheen mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa Xamaasad iyo sawaxan badan ka dib markii golahaasi la hor keenay in la...

Somaliland: Guddoomiye Cirro Oo Lacag Dhan Oo Aan La Qiyaasi Kariin Kale Baxay Miisaniyada Golaha Wakiil,,

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddan ayaa musuqmaasuqii ugu badnaa ee lacageed sanadkan kala baxay miisaaniyada golaha wakiilada somaliland. Guddoomiye Cirro ayaa lacagaha uu la...

Somaliland: Akhri Magacyada Xildhibaano La Baafinayo Oo Kasoo Ag Wareegi Waayay Fadhiyadii Wakiilada Wakhtiyada Dhaameelkana Soo Cammira

Warqad Qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Xoghaya Golaha Wakiiladda Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa waxa lagu baafinayaa 45-Xildhibaan oo ka tirsan Golaha...

Somaliland: Mudanayaasha Golaha Wakiilladu Maxay Dhaafsadeen Meelmarinta Wareejinta Dekedda Berbera?

“Qodobka labaad ee loo codaynayaa waxa uu noqonayaa in Dhukumentiyadaa lagu ansixiyo sidii lagu keenay..” Guddoomiye Cabdiraxmaan-Cirro “Guddoomiyaha Golaha Wakiilladu waxa uu Jebiyey Xeer-hoosaadkii Golaha.....

Latest Posts

MOST POPULAR