Tuesday, May 21, 2019
Home Tags Golaha Wakiilada JSL

Tag: Golaha Wakiilada JSL

Somaliland: Murrashax Muuse Biixi Biixi Iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaannada Ximin, Cagaarrey, Gidhays iyo Gugux

Murrashaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey deegaannada Ximin, Cagaarrey,...

Somaliland: Xisbiyada KULMIYE Iyo WADDANI Oo Maanta Ku Kala Calaf Qaadi Doona Hanashada Kursiga Gudoomiyaha Wakiilada Somaliland Iyo Magacyada Murrashaxiinta Ilaa Hadda U Tartamaya Jagada Gudoomiyaha

Xildhibaannada golaha Baarlamaanka Somaliland ayaa maanta oo Axad ah u fadhiisanaya sidii ay u dooran lahaayeen gudoomiye cusub ka dib markii uu xilkaa iska...

Somaliland: Laba Muddane Oo Si Culus Ugu Hirdami Doona Booska Gudoomiyaha Wakiiladda,Xukuumadda Iyo Kulmiye Oo Gudoomiye Baashe Badhi Taaraya Iyo Waddani Oo Talyanle Degta Ku Sita + Balanta Maalinta Axada.

Xildhibaan Saleebaan Cali Koore Oo Meel Cidlo Ah Ku Dhacay Kadib Markii Ay Xukuumadda Kala Xidhiidh Furteen,Iyo Gudoomiye Baashe Oo Fursadaasi Ka Faa’iidaystay,Taageeradii Xukuumaddana...

War Deg Deg Ah: Mujaahid Cali Guray Oo Ka Waramay Cida U Qalmata Golaha Wakiilada Jsl

War Deg Deg Ah: Mujaahid Cali Guray Oo Ka Waramay Cida U Qalmata Golaha Wakiilada Jsl KUMA AYAA LA FILAYAA IN UU NOQDO GUDOOMIYAHA CUSUB...

Somaliland: Dr. Cali Khaliif Galaydh Oo Shaaciyey Wada-hadallo Ka Duwan Kuwii Hore, Oo Adduun-weynuhu Isku Hor-fadhiisinayo Somaliland & Soomaaliya

Hoggaamiyaha Kooxda la baxday Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa Dadka ka soo horjeeda Wada-hadallada u socda Dawladda Somaliland iyo Kooxdiisa Khaatumo u soo...

Somaliland: Daawo Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Oo Ku Dhawaaqey Xildhibaanka Uu Ku Taageeri Doono

Wasiirka gaashandhiga Somailand Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa waxaa uu taageero u muujiyey xildhibaaan Saleeban Cali Koore oo maanta ku dhawaaqey in uu yahay...

Somaliland: Xildhibaan U Sharaxan Shirgudoonka Wakiilada Oo Soo Bandhigay Sida Uu Isku Waafajinayo Hankiisa Iyo Saami Qaybaha Beelaha Ee Kuraasta Golihiisa

Xildhibaan Axmed Ducaale Bullaale oo katirsan mudaneyaasha golaha wakiillada, ayaa mar kale shaaciyey inuu u taagan yahay kamid noqoshada shirguddoonka golahaas oo la filayo...

Somaliland: Xisbigii Waddani Oo Jeeb Dilaacay Iyo Musharax Cirro Oo Qurbaha Qaadhan Urursi Ka Wada,,,

Xisbiga Waddani Oo Soo Food Saartay Bisaaradii Ugu Weynad Oo Xisbigu Ku Kiciyey Xafladu Iyo Media Jaabkiisi Dhibaato Dhaqaale Oo Soo Foodsaartay WADDANI Iyo Guddoomiye...

Latest Posts

MOST POPULAR