Wednesday, May 22, 2019
Home Tags Gobolka Sanaag

Tag: Gobolka Sanaag

War Deg deg ah Xildhibaan Golaha Degaanka Ceerigaabo Oo Geeryoodey

Alle haw naxariistee waxa sida lasoo sheegay saqdii dhexe caawa Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maammul-goboleedka Puntland ku geeryoodey Xildhibaan-C/laahi Jaamac  (Suulcayn) oo kamid ahaa...

Somaliland: Dabley Hubaysan Oo Ku Diley Deegaanka Kalshaale Nin Kasoo Jeeda Buuhoodle + Xiisad Deegaanadaasi Ka Taagan

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Buuhoodle ayaa waxay sheegayaan in dabley hubaysan ay shalay galinkii danbe nin ku dileen deegaanka Kalshaale ee degmada Qorilugud...

Somaliland: Yaab Bal Daawo Xildhibaan Bukhaari Oo Jadh Cusub La Yimiday

Xildhibaan Saleeban Cawad Cali Bukhaari ayaa waxaa uu u sheegay in uu u sharaxan yahay mid ka mid ah kuraasta shirgudoonka golaha wakiilada Somaliland...

Somaliland: “Shaqo Ninkii Bilaabay Uunbaa Iska Leh, Xirsi Wax Badan Oo Aan Maanta La Qaban Karayn Ayuu Qabtay Wadada Ceerigaabo-na”

Maareeyihii Hay’adda Wadooyinka ee Xilka Laga Qaaday Oo Isbar-bardhig ku sameeyey Xirsi iyo Cali Mareexaan Maareeyihii hore ee hay’adda wadooyinka Xasan Cali Cismaan ayaa ka...

Daawo: Roobab Dabaylo Wata Oo Laayay Xoolihii Abaarta Ka Soo Hadhay Oo Caydh Ka Dhigay Gobolka Sanaag

Badhasaabka Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falay Ayaa Kormeeray Degaano Ay Ka Curteen Roobab Dabaylo Wata Oo Xoolo Tiro Badan Laayey

Somaliland: Degmada Oog Ee Gobolka Saraar Ayaa Lagu Dilay Nin Dhalasho Ahaan Ka Soo Jeeda Maamulka Putland Iyo Masuuliyinta Gobolka Sarar

Degmada Oog Oo Ka Tirsan Gobolka Saraar Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Lagu Dilay Nin Watay Gaadhi Xamuula Ninkaasi Oo Dhalasho Ahaan Ka Soo Jeeda...

Warbixin Caddeysay In 16000 Oo Qoys Ay Ku Barokaceen Gobolka Sanaag Muddo Shan Bilood Ah.

Warbixin ay soo saartay mid ka mid ah Hay’adaha ka Hawlgala dalka, ayaa caddaysay baaxada abaarta ba’an ee ku hawaarsatay gobollada bariga Somaliland, waxaanay...

Somaliland: Xaalada Abaarta Oo Sababtay Inuu Hal Qof U Geeriyoodo Macaluul Deegaanka Ceel-afwayn

Waxa meel adag maraysa oo maalinba maalinta ka danbaysa kasii daraysa xaaladda Abaareed ee kajirta deegaanada gobolada Bariga Somaliland,waxaana deegaanka Gudla-haadle oo hoos yimaada...

Somaliland: Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Magacaabay Xubnaha Guddida Fulinta Gobolka Sanaag

Guddoomiyaha ahna Musharaxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay guddida fulinta gobolka Sanaag ee Xisbiga Kumiye. Qoraalka magacaabista xubnahan oo nuqul ka...

Somaliland: Madaxweynaha Somaliland oo Salaaddii Jimce la Tukadey Shacbiga Ceerigaabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ku sugan Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag, kuna guda jira safarkiisi la magac baxay Tabantaabo oo...

Latest Posts

MOST POPULAR