Monday, September 23, 2019
Home Tags Gobolka Sanaag

Tag: Gobolka Sanaag

Somaliland: Shacabka Ceerigaabo Oo Aan Sii Loo Kala Hadhi Uso Dhaweeyey Waftiga Madaxweyne Siilaanyo

Shacbiga Ku Dhaqan Ceerigaabo Oo Soo Dhawayn Aan Loo Kala Hadhin Ku Soo Dhaweeyey Madaxweynaha iyo Weftigiisa Oo Gaadhay Saaka, Siina Kormeeray Wadada Ceeriaabo...

Somaliland: Daawo Haayada Samafalka Care Aya Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sanaag Ka Bilawday Biyo Dhaamis

Haayada Samafalka Care Aya Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sanaag Ka Bilawday Biyo Dhaamis

Somaliland: Daawo Abaaro Iyo Xanuuno Is Wata Oo Ku Dhuftay Degaaanada Degmda Huluul Ee Gobalka Sanaag +Warbixin Laga Soo Diyaariyay

Abaaro Iyo Xanuuno Is Wata Oo Ku Dhuftay Degaaanada Degmda Huluul Ee Gobalka Sanaag +Warbixin Laga Soo Diyaariyay

War Deg Deg:- Xaalad Kale Oo Kasoo Cusboonaatay Gobolka Sanaag,Meherado Ganacsi Oo Ku Yaala Degmada Gar Aadag Oo La Boobay Iyo Beero La Gubay

Wararka naga soo gaadhaya degmada Gar-adag ee gobolka sanaag ayaa sheegaya in Meherado ganacsi   oo ku yaal gudaha magaalada Gar-adag  ee gobolka sanaag in...

Somaliland: Wasaaradda Caafimaadka Oo Dayactirka Ku Samaynaysa Cusbitaalka Guud Ee Magaalada Ceerigaabo.

Xaflad lagu dhagax-dhigayey bilowga dib u dhiska iyo dayactirka cusbitaalka guud ee Ceerigaabo, ayaa lagu qabtay magaalada Ceerigaabo. Mubaasabaddan ayaa ahayd bilowga howsha dhismaha iyo...

Somaliland: Colaaddii Deegaanka Ceel-afwayn Oo Wali Taagan Iyo Maxamuud Xaashi & Faratoon Oo Sanaag U Kicitimay.

Xukuumadda Somaliland ayaa xoojisay gurmadka loogu jiro in la soo afjaro shaqaaqadii u dhaxaysay beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamay deegaano ka tirsan Ceel-afwane...

Qoys Deggan Hawdka Gobolka Sanaag Oo Khaati Ka Jooga Dhagaxaan Aanay Arkayn Cidda Soo Tuureysa Oo Lagu Dhaawacay Caruur Ay Dhaleen Iyo Bahalo Muuqaal Qof Leh Oo Soo Fadhiista Goobta Ay Dabka Ku Shitaan

Qoys Daggan baadiyaha gobolka sanaag ayaa waxa lagu hayaa weeraro iskugu jira dhagax tuur iyo dhibaatooyin kale oo ay kamid yihiin in xoolaha habeenkii...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Dagaalamay Degaanada Ceel-afweyn Ee Gobolka Sanaag.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu baaqaasi ku yidhi “Nabadgelyada, is xaqdhawrka, wada noolaanshaha iyo degenaanshuhu waa tilmaamaha tolmoon ee lagu...

Somaliland: Shaqaaqo Sababtay Khasaare Iskugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac oo Mar Kale ka Dhacday Jiida Darar-weyne ee Gobolka Sanaag

“Ciidankii Qaranka Iyo Booliskiiba way Gaadheen Babbaddiinna Way Joogsatay laakiin Khasaaraha kuuma Sheegi karo imika” Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Dagaal  khasaare dhimasho iyo dhaawacba sababay ayaa mar...

Somaliland: Wasiirka Caafimaadka Oo Ka Qayb-galay Xaflad Dib Loogu Furiyay Cisbitaalka Magaalada Ceerigaabo.

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa ka qayb-galay xaflada dib loogu furayay cisbitaalka weyn ee magaalada ceerigaabo. Wasiir Xaglo Toosiyey ayaa Ka Qaybagalay Munaasibaddan ka Dhacday...