Friday, December 4, 2020
Home Tags Gobolka Awdal

Tag: Gobolka Awdal

Somaliland: Faysal Cali Waarbe Oo Ka Yaabiyey Dhalinyarad Reer Awdal Markii Ay Su,alo An Suurto Gal,,

“Asxaabtiiba waa kuwii is dilay, ehelkula reer Boorama-mow way is dilaane faylashaas ha inagu soo faqfaqina, dadkii dhintayna ilaahay ha u naxariisto…”Faysal Cali-waraabe Guddoomiyaha xisbiga...

Somaliland: Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE oo Magacaabay Guddiga Fulinta Xisbiga ee Gobolka Awdal

Ref. No: XK/XGX/0042252/2017 April 15th, 2017 Ku: Cabdiqaadir Daahir Ojor = Borama = Ku: Axmed Maxamed Cilmi = Borama = Ku: Maxamed Sh. Muuse Cumar = Borama...

Somaliland: Maamulka Gobolka AWDAL Oo Sheegay Inay Ku Filan Yihiin La Dagaalanka Cudurka Shuban-biyoodka Oo Ka Dillaacay Boorama

Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) iyo Maamulka Cisbitaalka Guud ee Magaalada Boorama, ayaa si wada jir ah uga hadlay Xanuunka Shuban-biyoodka oo...

Somaliland: Sixirka: Furraha Mashruuca Halista Ah Ee Xadista carruurta Iyo Ganacsiga Xubnaha Dadka Oo Si Wayn Looga Qayliyay Burco

Falalka sixirka iyo xadista caruurta ayaa muddooyinkanba aad looga cabanayay soo korodhkooda, isla markaana xukuumadda iyo ciidamadda amaanka ayaan weli xal rasmi ah ka...

Somaliland: “Faro-gelinta Halaga Daayo Gobalka Awdal” Mustafe Shiine

Badhasaabka gobalka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), ayaa ku baaqay in farogelinta laga daayo siyaasadda gobalka Awdal, isagoo cid gaar ah magacaabin. Md. Shiine, wuxuu...

Somaliland: Daawo Xisbiga WADDANI Oo Dila Iyo Boorama Ka Dhisaya Taalooyin Ay Ugu Magac-Dareen Xasuuqi SNM Iyo Xisbiga WADDANI Oo Miciin Bidey Arrimo Qaranka Somaliland Kala Fogeynaya

Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa taalooyin uu ugu magac daray xasuuqi SNM iyo xisbiga WADDANI ka dhisaya magaalooyinka Boorama iyo Dila, iyada oo...

Somaliland: “Reer Booramoow Anigu Jabhad Baan Keligay Ku Jiray Oo M/weyne-ku-xigeen Aan Ku Noqday, Weligayna Cuqdad Maan Qaadine, Idinka Xaggee Laydinku Gumaysan Jiray”

Muj. Cabdiraxmaan Aw Cali Oo   Hadallo Uu Kaga Dhiidhiyayo Duudsiga Reer Boorama Ka Sheegtaan Somaliland u Jeediyey Da’yar reer Awdal Ah  “Dawladnimadii Somaliland Oo Dhan...

Somaliland: Wasiirkii Hore Ee Boosaha Oo Sheegay In Reer Boorama Lala Dul Tegey Ciyaar Aan Ahayn Tii Ay Koobkeeda Ku Guullaysteen

Wasiirkii hore ee wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal ayaa axsaabta siyaasadda ugu baaqay in aan loollankooda siyaasadeed ku milmin qabyaalladu.   Abgaal...

Somaliland: Nuxurka Khudbadii uu madaxweyne ku xigeenku JSL ka jeediyey Boorama

Nuxurka Khudbadii uu madaxweyne ku xigeenku JSL ka jeediyey Boorama

Somaliland: Murashixiinta Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi & C/raxmaan Saylici Oo Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyey Caasimadda Gobolka Awdal Dadweynahana La Hadlay

Shacabka Caasimadda Gobolka Awdal ee Magaalada Boorama ayaa si Balaadhan u soo dhaweeyey wefti ballaadhan oo ay horkacayaan Murrashaxiinta Madaxweynaha iyo madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga KULMIYE...

MOST POPULAR