Friday, January 17, 2020
Home Tags Faysal cali Waraabe

Tag: Faysal cali Waraabe

Somaliland: “Guurtidu waxay ku fadhidaa bilaa sharci, mushaharka ay qaataana waa xaaraan” Faysal Cali Waraabe

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo Isniintii waraysi siiyey telefishanka Star TV ayaa dhaliilo ba’an u jeediyey Golaha Guurtida Somaliland iyo khudbaddii uu Madaxweyne...

“Walaalayaal Muqdisho Waxaa Maanta Fadhiya Ciyaal Yaryar Oo Ku Kacday Dugsigii Maxamed Siyaad Barre” Hogaamiyaha Ucid

Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, oo maanta kumanaan Shacbiga Burco ah kula hadlayay xuska 18-ka May, ayaa ku dheeraaday...

18 May Somaliland: Wefti Eng Faysal Cali Waraabe Hogaaminayo Oo Bookhday Magaalada Laascaanood

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Ayaa Sabtidii(17 May)Socdaal Ku Tagay Gobolka Sool Magaalo Madaxdiisa Laas Caanood Waxaa...

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Oo Ku Taliyay In La Sameeyo Wada-tashi Qaran

“Maanta Somaliland Waxay U Tahay Maalin Murugo, Guurtiduna Markeeda Horeba Bilaa Sharci Bay Ahayd” Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa si...

Somaliland: Xisbiga Ucid Oo Sharaxay Mawqifkiisa Muddo Kordhinta, Gudoomiye Cirro Na Eedo U Jeediyay

Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid, ayaa qoraal uu soo saaray ku sharaxay mawqifkooda ku aadan Muddo kordhin loo sameeyo Xukumadda Siilaanyo, waxaanay Gudoomiyaha Waddani...

Somaliland: Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Ka Xog Waramay Kulan Uu Madaxweyne Siilaanyo La Qaatay

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID Eng:Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay kulan isaga iyo Madaxweynaha Somaliland habeen hore dhexmaray, waxaanu sheegay inay Madaxweynaha ka wada...

Somaliland: Guddoomiyaha UCID Oo Ugu Baaqay Xukuumadda Inay Adeegyada Dawladda Gaadh Siiso Talleex

“Dawladda Soomaaliya ee waxa ka dhacaya Xallane aan ogayn ayaa iska Dhigaysa Inay Ina Xukumaan oo Leh Dekadooda (Somaliland) ma dhisan Karaan” Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka...

Somaliland: Labada Xisbi Mucaarad Oo Gudoomiyaha Guurtida U Gudbiyay Mawqifkooda Muddo Kordhinta

Labada xisbi mucaarid ee WADDANI iyo UCID, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan-gaal) oo...

Somaliland: Eng Faysal Cali Waraabe Oo Dalka Ku Soo Laabta Kana Hadlay Arrimo Door ah

Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ku dooday in dawlad wadaag ah oo dalka doorasho gaadhsiisa ay xal u...

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in aanu mar dambe Dalka Turkigu dhexdhexaadin doonin wada hadalada Somaliland iyo Somaliya

“Madaxweynuhu Wuu Baxayaa Oo Borama Ayuu Tagayaa, Waxa an Jecel ahay In Cabashadii Odayaasha Uu Ka Jawaabo” Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng: Faysal Cali...

MOST POPULAR