Monday, March 25, 2019
Home Tags Eden hazard

Tag: eden hazard

Eden Hazard oo xalay xulka Belgium u saftay kulankiisii 100-aad… (Meeqa gool ayuu u dhaliyey xulkiisa?

Ciyaaryahan Eden Hazard ayaa xalay kulankiisii 100-aad u saftay xulkiisa qaranka Belgium kulankii ay ka horjeedeen dhiggooda Cyprus. Kulankan waxa uu qeyb ka ahaa Guruubka ...

Karim Benzema Muxuu Ka Yiri Wararka Kooxdiisa Real Madrid La Xiriirinaya Eden Hazard?

Weeraryahanka Real Madrid Karim Benzema ayaa aaminsan in dhaqaaqa ay kooxdiisa u sameyneyso ciyaariyahanka Chelsea Eden Hazard ay tahay talaabo wanaagsan isla markaana xidigaan...

Antonio Conte Oo Ka Hadlay Abaalmarinta Xiddiga Sannadka PFA Ee Ay U Sharaxan Yihiin Xiddigihiisa Eden Hazard & N’Golo Kante

Tababaraha kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa diiday inuu doorto xiddiga uu la jecel yahay inuu ku guuleystay abaalmarinta xiddiga sannadka ee PFA ee xiddigihiisa...

Tababare Antonio Conte Oo Wali Wada Ciyaar Maskaxeedkii Talyaaniga

Tababaraha Chelsea Antonio Conte ayaa shaaca ka qaaday inuusan wali urin guusha horyaalka Premier League inkstoo kooxdiisa ay 3-1 guul kaga heleen Bournemouth. Eden Hazard...

Muxuu Tababare Antonio Conte Ka Yiri Wararka Xanta Ah Ee Eden Hazard

Inkastoo aysan wali kala cadeen halka uu ahaan doono mustaqbalka Eden Hazard, hadana tababaraha kooxda Blues Antonio Conte ayaan u muuqan mid si weyn...

Chelsea Oo Mushaar Waali Ah Ku Qancineysa Eden Hazard Si Uu Real Madrid Isaga Diido.

Chelsea ayaa qarka u saaran iney wadahadalo heshiis kordhin ah la furto Eden Hazard xagaagan iyadoo kaga gol leh iney kaga gaashaamato xiisaha Real...

Xaqiiqo: Eden Hazard Ma Aha Ciyaariyahan Garab Ah, Hadaba Waa Kee Booskiisa Saxda Ah ?

Iska ilow wax waliba oo aad iga aaminsaneed booska saxda ah ee  Eden Hazard, Antonio Conte ayaana soo saaray booska saxda ah ee xidigaan...

Ma Doonayo Inaan La Shaqeeyo Qiyaanoole ! Antonio Conte Oo Chelsea Ku Wargeliyay Inuusan Dooneyn Inuu Kooxda Ku Sii Arko Eden Hazard

Macalinka ree talyaani ee Antonio Conte ayaa lagi wargeliyay in Eden Hazard uu ku lug lahaa ama uu abaanduule ka ahaa koox ciyaartooy ah...

Guus Hiddink Oo Ka Hadlay Xaalada Dhaawaca Eden Hazard Iyo Namanje Matic, Miyey Ciyaari Karaan Kulamada West Brom & Everton?

Tababaraha kumeel gaarka ah ee kooxda Chelsea Guus Hiddink ayaa war naxdin leh u sheegay Jamaahiirta Blues kadib markii uu ka hadlay xaalada dhaawaca...

Miyuu Eden Hazard Go’aansaday Ka Tagitaanka Kooxda Chelsea Xagaaga ? Aabaha Dhalay Eden Oo Meesha Ka Saaray Xanta Suuqa Ee Saxaafadu Qoreyso

Aabaha dhalay xidiga kooxda Chelsea ee Eden Hazard oo lagu magacaabo Hazard Sr ayaa meesha ka saaray wararka xanta ah oo ay shalay saxaafada...

Latest Posts

MOST POPULAR