Tuesday, March 26, 2019
Home Tags Diiwaangalinta Cod-Bixiyaasha

Tag: Diiwaangalinta Cod-Bixiyaasha

Somaliland: Guddiga Doorashada Somaliland Oo Maanta Dalka Ka Dhoofaya Iyo Halka AY Ku Sii Jeedan

Guddiga doorashooyinka qaranka ayaa maanta u socdaalaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, si ula soo kulmaan dalalka taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland. Guddoomiyaha guddiga...

Somaliland: Khudbadda Guddoomiye Muuse Biixi Ka Jeediyay Xafladii Loo Sameeyay Xidhitaanka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Somaliland

Khudbadda Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Mudane, Muuse Biixi Cabdi ka jeediyey gunnaanadka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Somaliland Diiwaangelinta; Guddiga Doorashooyinka aad iyo aad baan u hambalyeynayaa iyaga inta la...

Somaliland: Madaxweyne Siilaayo Oo Ka Qayb-galay Munaasibad Lagu Soo Xidhayay Diwaangelintii Codbixiyeyaasha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo Komishanka Doorashooyinka Qaranku u qabteen xidhitaanka diwaangelintii codbixiyeyaasha ee...

Somaliland: Odayaal Ka Soo Kala Jeeda Beelaha Sacad Muuse Iyo Ciise Oo Markii Ugu Horraysay Kulan Gaara Ka Yeelan Doona Xaaladda Deegaamada Woqooyiga Hargeysa Ee Diiwaan Gelintu Ka Bilaabmayso Dhawaan

Kolanyo Baabuura Oo Shalay Hargeysa Ka Qaaday Odayaal Iyo Waxgarad Kusii Jeeda Kulan Gaara Oo Beelahani Kaga Arrinsan Doonaan Xaaladda Deegaamada Diiwaan Gelinta Laga...

Somaliland: Wajigii Koowaad Ee Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Oo Si Nabad Galiyo Ah Loogu Soo Gabagabeeyey Gobolka Sool Iyo Masuuliyiinta Komishanka Oo Ka Hadlay

Wajigii koowaad ee diiwaangalinta codbixiyayaasha ayaa maanta si nabad galiyo ah loogu soo gabagabeeyey guud ahaanba deegaanada gobolka sool iyada oo gadiidkii iyo qalabkii...

Somaliland: Doorashada Madaxtooyada Oo Laga Qabanayo Deegaannada Waqooyiga Gobolka Maroodi-jeex Ee Lagu Muransan Yahay, Ka Dib Diwaangelin Laga Samaynayo

Maxay kala Yihiin Deegaannada Waqooyiga Gobolka Maroodi-jeex Ee la Isku Haystaa ? Xukuummadda Somaliland, ayaa caddeysay in diwaangalinta codbixiyayaasha laga bilaabayo lix goobood oo Waqooyiga...

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Soo Kormeeray Diwaangalinta Gobolka Sool.

Hargeysa (Wargane News)-Wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa soo kormeeray diwaangalinta codbixiyeyaasha gobolka Sool oo maalintii saddexaad gashay

Somaliland: Diwaan-galintii Codbixiyeyaasha Ee Gobolka Sool Oo Maanta Si Rasmi Loo Daah-furay.

Waxaa maanta Hotel xamdi ee Magaalada Laascanood lagu qabtey xaflada daahfurka diwaangalinta codbixiyayaasha ee Gobalka Sool oo malinta Salaasada ah oo ku beegan 23...

SOMALILAND: Xukuumadda Iyo Xisbiga WADDANI Oo Ka Jawaabay Dhawaaq Colaadeed Oo Maamul-gobolleedka Puntland Doonayo Inuu Ku Carqaladeeyo Diwaangelinta Gobolka Sanaag

“Ciidammada Puntland iyo Shacabka Puntland xaq-bay u leeyihiin inay Dhulkooda ka difaacaan Daan-daansiga Qaawan ee Somaliland ku samaynayso Gobolka Sanaag..” Wasiirka Amniga Puntland “Somaliland, Dhulkeeda...

Somaliland: Nuxurka Khudbad Taariikhi Ah Oo Uu Guddoomiye Cirro U Jeediyay Dadweynaha Magaalada Ceerigaabo

Shacabka degmada Ceerigaabo aad iyo aad ayaan ugu mahad-naqayaa, waxaana aan uga mahad-naqayaa soo dhaweynta aan hore loo arag ee aad soo dhaweyseen weftigii...

Latest Posts

MOST POPULAR