Saturday, May 25, 2019
Home Tags Dekedda Berbera

Tag: Dekedda Berbera

Deg Deg: Itoobiya oo Ku Hawlan Qorshe Ay Dekedaha Berbera Iyo Sudan Ugu Wareejinayso Ganacsigeeda Iyo Cidhiidhiga Ay Dekedaha Dalka Jabuuti Galin Karaan

Iyada oo ganacsiga Itoobiya 95% (Boqolkiiba Shan Iyo Sagaashan)uu ku xidhan yahay dekedaha dalka Jabuuti ayaa waxa isticmaalka Itoobiya ee dekedaha dalka Jabuuti is...

Deg Deg: DP World Oo Ganafka Ku Dhufatay Qoddobo Madaxweyne Siilaanyo U Dhiibay Ergo Wasiiro Ah

Shirkadda DP World, ayaa ganafka ku dhuffatay qaraar Xukuumadda Somaliland rabtay inay kusoo af-jarto muranka iyo khilaafka ka dhex aloosmay todobaadkan ganacsatada iyo maamulka...

Deg Deg: Dekada Berbera Oo Ku Dhaw In Al-Baabada Loo Laabo Iyo Khilaafka Dp- World Oo Cirka Marayah

Deg Deg: Dekada Berbera Oo Ku Dhaw In Al-Baabada Loo Laabo Iyo Khilaafka Dp- World Oo Cirka Marayah Dekadda Berbera oo la filayo inu Khilaafkado...

Deg Deg: Siyaasi Cabdiqaadir Obsiiye Oo Hada Fariin U Diray Xukuumadda Siilaanyo Iyo Shirkada Dp-World Ee Dekedda Berbera + Muuqaal

Deg Deg: Siyaasi Cabdiqaadir Obsiiye Oo Hada Fariin U Diray Xukuumadda Siilaanyo Iyo Shirkada Dp-World Ee Dekedda Berbera Siyaasi Cabdiqaadir Obsiiye oo fariinmo culus u...

Deg Deg: Heshiiski Dp-World Ee Dakedda Berbera Oo Khilaaf Ka Dhex Curtay Iyo Wefti Balaadhan Oo Barito U Duuli Doona Dalka Imaaradka Carabta Iyo Ujeedada Socdaalkooda

Deg Deg: Heshiiski Dp-World Ee Dakedda Berbera Oo Khilaaf Ka Dhex Curtay Iyo Wefti Balaadhan Oo Barito U Duuli Doona Dalka Imaaradka Carabta Iyo...

Somaliland: Xubno Wasiiro Ah Oo La Filayo Inay Tagaan Berbera,Wakhtiga Ay Tagayaan Iyo Ujeedada Socdaalkooda

Warar xog ogaal ah oo aan helayno ayaa waxay sheegayaan in wasiiro ka tirsan xukuumadda madaxwayne Siilaanyo la filayo in ay safar ku tagaan...

Somaliland: Shirkadda DP World Ee La Wareegtay Maamulka Dekeda Berbera Oo Diiday Daawaynta Shaqaale Ku Dhaawacmay Dekedda

Saddex ka tirsan Shaqaalaha Dekeedda Berbera, ayaa dhaawacmay, ka dib markii uu ku dhacay Wiish Alaabta Roga, sida la sheegay Sabtidii shalay, waxaanay wararku...

Deg Deg: Xaaladi Dekedda BerbEr Oo Cakiran Iyo Dabkii Oo Sii Kordhey

axaa goor dhaweyd uu dab ka kacay barxada Wajaale oo ka mid ah dekada Berbera isla markaana la dhigo konteenarada . Ilaa hada ma cada...

Somaliland: Daawo Mas’uuliyiinta Dekedda Berbera Oo Ka Hadlay Khasaaraha Dab Xalay Ka Kacay Qayb Ka Mid Ah Dekedda Berbera Oo Saacado Gubanaysay

Maamulka Dekedda Berbera, Masuuliyiinta Waaxyaha qaarkood iyo Madaxda gobolka Saaxil, ayaa sheegay inay ku guulaysteen deminta Dab qabsaday qaybta Koonteennarrada ee Dekedda Berbera, kaas...

War Deg Deg ah: Dekedii Berbera Oo Hilaacaday Oo Qayba Ka Mid Ah Dab Ka Kacay Iyo Khasaaraha

Dab ayaa goor dhaweyd fiidkii, bacda afurkii waxaa uu ka kacay qeybo ka mid ah Dekedda magaalada Berbera, waxaana uu dabkani ka bilowdey hal...

Latest Posts

MOST POPULAR