Friday, December 4, 2020
Home Tags Dekedda Berbera

Tag: Dekedda Berbera

War Deg Deg Ah: Dawladda Jabuuti Oo Dib U Soo Celisay Dagaalkeedii Maalgashigga Dekeda Berbera

Dawladda Jabuuti, ayaa ka hadashay sida ay u aragto maal-gelinta lagu sameeyey dekadda Berbera iyo weli ba tartanka dhex-mari kara dekadaha Jabuuti iyo Berbera...

Djibouti: Maxay Dawlada Jabuuti Ka Tidhi Casriyeynta Dekeda Berbera Iyo In Isticmaalka Itoobiya Ay Saamay Ku Yeelan Karto Dekedaheeda?

Dawlada Jabuuti ayaa markii u horeysay ka hadashay saamayta ay maalgashiga Dp World ee dekeda magaalada Berbera ku yeelan karto dakedaha Jabuuti,waxaanay Jabuuti sheegtay...

Somaliland: Wax Ka Ogow Xogo Cusub Iyo Tiro-Koobyo Layaab Leh Oo Aanad Hore Uga Maqal Magaalada Berbera

Magaala-madaxda gobolka Saaxil, Berbera, waxa ku nool dad dhan 35856 qof. 11585 waa lab gaangaadh ah, 11536 waa dheddig qaangaadh ah, halka carruurtuna ka...

Somaliland: Maxa Uga Qorshaysan Dawlada Itoobiya Isticmaalka Dekedda Berbera ?

Wasiirka gadiidka dalka Itoobiya Mr Axmed Shide ayaa waxaa uu ka Hadley doonista ay dalka Itoobiya dooneyso isticmaalka dekada Berbera ee Somaliland iyo waliba...

Yaab Daawo Heshiiski Dp World Ee Dekedda Berbera Iyo Khilaafka Durba Istaadhamay Weedhihi Maxamuud Xaashi Iyo Safiirka Imaaradka Oo Is Khilaafay

Heshiiski Dp World Ee Dekedda Berbera Iyo Khilaafka Durba Istaadhamay Weedhihi Maxamuud Xaashi Iyo Safiirka Imaaradka Oo Is Khilaafay

Deg Deg: Maxay Dawlada Itoobiya Ay Ka Tidhi Saamiga Laga Siiyey Dekedda Berbera ? Yaab

Dawlada Itoobiya ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ay ka hadashey saamiga laga siiyey dekada Berbera ee ah 19 % iyo waliba xidhiidhka ay...

Somalia: Madaxweynaha Soomaaliya oo Aqbalay Casuumad uga Timid Dalka Masar

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay casuumad rasmi oo uga timid madaxweynaha dalka Masar C/fitaax Sisi oo laga codsay inuu booqdo Magaaladda...

Somaliland: Nuxurka Su’aalo Ku Saabsan Dekeda Berbera Iyo Saldhiga Imaaraadka Carabta Oo Machad London Ku Yaala Lagu Waydiiyey Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland

Khamiistii 20-kii Bishii hore ee Aprill wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire waxa uu machadka Africa Reseach Institute ee xaruntiisu tahay magaalada...

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Daah-furay Mashruuca Shirkadda DP World Kula Horumarinayso Dekedda Berbera.

WarbixinMadaxweynaha Jamhuurriyadda Somaliland Oo Daah-furay Mashruuca Shirkadda DP World Kula Horumarinayso Dekedda Berbera. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo), ayaa maanta si rasmi ah...

Deg Deg: Saxaafad Oo Loo Diiday Inay Gudaha U Soo Galan Heshiiska Dp World Ee Dekedda Berbera

Warar Xogogaal ah oo lagu kal soon Yahay oo imika naga soo gaadhayah Gobolka Saaxil Ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa maanta la wareejinyey Heshiiska...

MOST POPULAR